2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Museveni oo Entebbe ku Qaabilay Hemedti: Maxay ka dhigan tahay Farriinta Nabadeed ee Uganda? Madaxweynaha dalka Uganda, Yoweri Kaguta Museveni, ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ee Entebbe ku qaabilay hoggaamiyaha Ciidanka Gurmadka Degdega ah ee Suudaan (RSF), Maxamed Xamdan Dagalo (Hemedti). Kulankan oo ahaa mid…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Sidee buu ku yimid Xuska Maalinta Jacaylka Adduunka ee 14-ka Febraayo ? 14-ka Febraayo oo ku astaysan maalinta jacaylka Adduunku, waa maalin ay lamaaneyaashu ku muujinayaan jacaylka, kalgacalka iyo is-qadarinta, iyagoo is weydaarsada hadiyado, farriimo iyo ereyo xambaarsan dareen shucuur ah.
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Muxuu yahay Kursiga AUPSC ee Soomaaliya ku Guulaysatay, Muxuuse ku soo Kordhin Karaa Diblomaasiyadda Soomaaliya? Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika (AUPSC) waa hay’adda ugu sarreysa qaaradda Afrika ee ka go’aan gaarta nabadda, amniga, iyo xasiloonida. Golahan oo ka kooban 15 dal, waa halka…
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Maxay yihiin diyaaradaha JF-17, maxay’se ka badeli karaan awoodda ciidanka cirka ee Soomaaliya ? Dawladda Soomaaliya ayaa Wada-hadallo wax ku ool ah kula jirta dhiggeeda Pakistan si ay u Hesho 24 Diyaaradaha Dagaalka ee JF-17 Thunder Block III ah, sida ay xaqiijiyeen ilo militari iyo kuwo warbaahineed oo labada dhinac ka ag dhowe.
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Weerarka Trump ee Qoyska Obama: Xuduuddii Siyaasadda miyaa la isla dhaafay? Muuqaalka muranka weyn dhaliyay ee uu Donald Trump dhowaan soo dhigay bartiisa Truth Social waxa uu tusaale u yahay heerka uu gaaray loollanka siyaasadeed ee Maraykanka, isagoo si toos ah…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Guddiga Xuquuqul Insaanka: Doodda Dhismaha iyo Daldaloolada Habraaca. Doorashada Dr. Maryan Qaasin iyo Muranka Hareereeyay Guddiga Xuquuqul InsaankaDr. Maryan Qaasin Axmed ee loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliya waxay timid xilli xasaasi ah oo uu jiro…
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Manda Bay: Isbeddelka Istaraatiijiyadeed ee Mareykanka iyo Go’doominta Al-Shabaab Naqshadda cusub ee amniga Geeska Afrika waxay hadda ka soo unkamaysaa xeebaha Lamu. Maraykanka oo si weyn ugu dhiirraday inuu dib u qaabeeyo awooddiisa milateri ee Bariga Afrika, isagoo galiyay…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Waa Maxay Shaqada Guddiga Difaaca Qaranka ee Maanta Lagu Dhawaaqay? Guddiga Difaaca Qaranka waa hay’ad istiraatiiji ah oo loo aasaasay in ay hagto, isuduwdo, isla markaasna kormeerto siyaasadaha iyo go’aannada la xiriira difaaca iyo amniga qaranka. Shaqadiisa ugu weyn waa…
4 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog KADDARE: QORAALKA FARTA KAALIN WEYN BUU KU LAHAA, AF SOOMAALIGANA KEYD BUU U AHAA W/Q: Barre Sheekh Cabdullaahi (Bangaladhesh) Xuseen Sheekh Axmed Hilowle (Kaddare), Alle ha u naxariistee, waxa uu ku dhashay baaddiyaha magaalada Cadale ee gobolka Shabeelaha dhexe sannadkii 1934. Barashada Quraanka kariimka ah,…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog 14 Bilood oo Xabsiguri ah ka dib: Senator Ilyaas ma wuxuu u Tanaasulay Duruuf mise Danta Guud? Dabayaaqadii Bishii November ee sanadkii 2024-kii ayaa xabsi guri looga dhigay Magaalada Kismaanyo ee xarunta KMG ee Jubbaland, Senetar Ilayaas Badal Gaboose oo ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, Xiligaas oo uu dib isugu caano shubay Axmed Maxamed (Islaam Madoobe).