4 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog BAARITAAN: Haddii aad ku safartay diyaaradda Ethiopin Airlines shantii Maarso, waxaad raacday diyaarad tijaabo ah? Ka warran haddii laguu sheego maalinta aad tigidh diyaaradeed goosato, kursigaaga aad ku fariisato, suunkana aad xirato, islamarkaana aad sugaysay oo keliya in diyaaradda cirka isku shareerto, in jirto xog…
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Maxaa ka Dhalan Kara Socdaalka Qar-iska-tuurnimada ah ee Cirro? Hoggaamiyaha maamulka Waqooyigalbeed ayaa safar qar-iska-tuurnimo ah ku tegay Israa’iil. Socdaalkan oo ku soo aaday xilli xaaladda Bariga Dhexe ay marayso marxalad aad u xasaasi ah, isla markaana dagaallada iyo…
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Hal Dhibic oo Bani’aadannimo ah: Dhiig Bixi, Naf Badbaadi Maanta oo ku beegan 14-ka Juun, dunida oo dhan waxaa laga xusaa Maalinta Adduunka ee Dhiig-bixiyeyaasha, iyadoo sanadkan hal-ku-dhigga loo doortay uu yahay: “Hal Dhibic oo Bani’aadannimo ah, Dhiig Bixi,…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Waa kuma hoggaamiyaha 70-jirka ah ee Loo Doortay Koonfur Galbeed? Magaalada Baydhabo waxaa maanta lagu doortay hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), oo ka mid ah siyaasiyiinta ugu waayo-aragsan dalka. Doorashadan oo…
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Maxay ballan-qaadeen saddexda musharax ee u taagan Hoggaamiyaha cusub ee Koonfur Galbeed? BAYDHABO, Goobjoog – Magaalada Baydhabo ee xarunta ku-meel-gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed, waxaa si rasmi ah uga billowday jeedinta khudbadaha ay musharaxiinta xilka madaxweynaha u marsiinayaan xildhibaannada baarlamaanka. Tartankan…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Waa Kuma Safiirka Cusub ee Dowladda Turkiga u Magacowday Soomaaliya? Dowladda Turkiga ayaa isbeddel weyn ku samaysay hoggaanka diblomaasiyadeed ee u jooga caasimadda Muqdisho, iyadoo Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga ay safiirka cusub ee dalkaas u fadhiya Soomaaliya u magacowday danjire…
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog, Wararka Cayaaraha Maxaa Lagu Haystaa Cumar Cartan? MUQDISHO, GOOBJOOG NEWS – Garsooraha Caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa wajahaya caqabad weyn oo dhanka safarka ah, kadib markii loo diiday inuu galo dalka Maraykanka, halkaas oo…
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog “Cali Gar leh, Caydiidna Gar leh” miyaa mar kale la maqli doonaa? Odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye ayaa wajahaya imtixaan culus oo dhinaca dhexdhexaadinta ah, iyadoo ay weli sii socdaan dadaallada lagu doonayo in lagu qaboojiyo khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo mucaaradka uu hormuudka u yahay Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed.
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Shirkadda Turkiga ee Favori oo Lagu Eedeeyay Tacaddiyo Ka Dhan ah Shaqaalaha Soomaaliyeed Shirkadda Turkiga ee Favori, oo gacanta ku haysa adeegyo muhiim ah oo ka socda Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, ayaa wajahaysa eedeymo culus oo ku saabsan sida ay ula dhaqmayso shaqaalaha…
4 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Dawladda Soomaaliya oo sheegtay in Geeska Afrika uu U Baahan Yahay Dib-u-Heshiisiin, Badelka Xuduudo Cusub Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markale caddeysay mowqifkeeda ku aaddan aqoonsiga Somaliland, iyadoo sheegtay in tallaabo kasta oo lagu aqoonsanayo maamulkaasi aysan horseedi doonin xasillooni waarta, balse ay sii xoojin karto kala qaybsanaanta Soomaaliya iyo guud ahaan Geeska Afrika.