3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Ganacsi Laguma Qarin Karo Qaranimo La Dhaawacay Waxaa toddobaadkan si weyn loo hadal hayay ka qeybgalka Safiirka Soomaaliya ee Kenya, Jibriil Ibraahim Cabdulle, shirkii Avocado Africa 2026 ee ka dhacay Nairobi. Muranka arrintan ka dhashay ma ahan…
1 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Maxaa laga ogyahay doorashada sida weyn indhaha loogu wada hayo ee maanta ka dhacaysa dalka Itoobiya ? Waxaa maanta dalka Ethiopia ka dhacaysa doorashada 7-aad ee Golaha Shacabka, iyadoo in ka badan 54 milyan oo muwaadiniin ah la diiwaangeliyey si ay codadkooda uga dhiibtaan doorashada guud ee dalka.
4 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Maxaa laga fili karaa beesha caalamka, xilligan kala guurka ah ? Soomaaliya waxay gashay marxalad siyaasadeed oo adag, xilli ay sii xoogeysanayaan murannada ka dhashay muddo xileedka dowladda Federaalka oo dhammaaday iyo nooca doorasho ee dalka ka qabsoomi karta.
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog The Economist: Hamiga fog ee Abiy Ahmed oo khatar ku ah xasilloonida Itoobiya iyo Geeska Afrika ADDIS ABABA, Goobjoog – Majalladda caanka ah ee The Economist ayaa warbixin dheer oo ay daabacday ku sheegtay in hami-siyaasadeedka iyo awood-jaceylka Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed, ay khatar weyn…
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Soomaaliya oo noqotay xudunta ugu weyn ee saameynta Turkiga ee Geeska Afrika Soomaaliya ayaa noqotay xarunta ugu muhiimsan ee Turkigu ka dhisanayo saameyntiisa Geeska Afrika iyo marin-biyoodka istaraatiijiga ah ee gobolka. Xiriirka labada dal oo markii hore ku koobnaa gargaar bani’aadamnimo ayaa…
5 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Awoodda Dhallinyarada: Sheekada Layaabka Leh ee “Xisbiga Baranbarada” ee Hindiya Olole layaab leh oo si weyn ugu faafay baraha bulshada ayaa dhowaan caddeeyay sida dhallinyarada dalka Hindiya ay u beddeleen hannaanka cabashada, mucaaradnimada iyo dibadbaxa. Halkii ay diidmadooda siyaasadeed u…
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Isbaddalka Cusub ee Geeddi-socodka Fiisa-La’aanta Afrika: Ma Ka Faa’iideysan Doonaan Muwaadiniinta Soomaaliyeed? Xilli ay sii kordhayso hadal-haynta ku saabsan isku-socodka xorta ah ee qaaradda Afrika, dhowr waddan ayaa qaaday tillaabooyin geesinnimo leh oo meesha ka saaraya caqabadaha dhanka safarka ee hortaagnaa dadka…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Maxay tahay dhacdada boqolkiiba sano mar la arko oo la filayo inay Todobaadkan ka dhacday Xaramka ? Maalmaha soo socda, dunida Islaamka ayaa markhaati ka noqon doonta dhacdo xiddigiseed muhiim ah oo naadir ah, taas oo qorraxdu si toos ah ugu soo beegmayso dusha sare ee Kacbada Barakeysan ee ku taalla magaalada barakeysan ee Maka Al-Mukarama.
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Xiridda Marinka Halbowleha ah ee Hormuz: Sida ay Xiisadda Shidaalku u Curyaamisay Qaaradda Afrika Muqdisho— Laga soo bilaabo xeebaha Kenya ilaa inta ay gaarto Mozambique, iyo jasiiradaha Comoros ilaa dhulka fog ee Malawi, xiridda iyo caqabadaha ku yimid marinka istiraatiijiga ah ee Strait of…
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Muddo Xileedka Dhammaaday iyo Dardarta Dibloomaasiyadeed: Maxay ka dhigan yihiin Kulammada Is-daba-joogga ah ee Villa Somalia? In kasta oo 15-kii May ay ku beegnayd xilligii uu ku eg yahay muddo xileedka rasmiga ah ee afarta sano ee dowladda hadda jirta, haddana waxaa madaxtooyada Soomaaliya laga dareemayaa…