2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Maxaa hortaagan in Dowladdu ay ciidamo geyso gobollada ku ay ku suganyihiin ciidanka Itoobiya Xiisadda u dhexaysa Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa gaarta meeshii ugu xumayd tan iyo markii uu khilaafka labada dal billowday horraantii sanadkan, kaas oo ka dhashay xadgudub ay xukuumadda Addis Ababa ku samaysay midnimada iyo madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Khubarada Geeska Afrika: Welwelka Itoobiya oo Kordhay Ka Dib Qorshaha Ciidanka Masar ee Soomaaliya Khubarada Geeska Afrika ayaa aaminsan in Itoobiya ay si weyn u muujisay welwelka kadib qorshe cusub oo Masar ay ku doonayso in ciidamadeeda ay ku geyso Soomaaliya.
10 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Xoojinta Xasiloonida Maaliyadeed ee Soomaaliya Iyadoo La Hirgelinayo Canshuuraha Iibka Habka canshuuraha waxaa loola jeedaa shuruucda, xeerarka, iyo siyaasadaha dowladda ee lagu caawiyo qiimeynta, uruurinta, iyo maaraynta canshuuraha kala duwan.
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Maxay Ka Dhigan Tahay In Isbitaallada Laga Dhaafo Canshuurta VAT? In Isbitaallada laga dhaafo canshuurta qiimaha lagu daray (VAT) waa talaabo muhiim ah oo saameyn ballaaran ku leh nidaamka adeegyada caafimaadka.
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Dhacdooyin Itoobiya dan u ah oo ka socda gudaha Soomaaliya Dowladda Itoobiya ayaa wadda abaabul ciidan iyo diyaargarow dagaal, sidoo kale waxay qorshaynaysaa tillaabooyin guracan oo ka dhan ah midnimada iyo madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Itoobiya oo dan muhiim ah u aragta sii socashada dagaalka Alshabaab Dowladda Itoobiya oo hadda Soomaalida inta damiirka iyo garashada quman lihi ay u aragto cadowga koobaad ee dadka iyo dalka Soomaaliyeed ayaa dadaal dheer ugu jirta sidii ay ciidamadeedu qeyb uga noqan lahaayeen howlgalka cusub ee badeli doona ATMIS oo dhammaadka sanadkan ku ek.
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Shiinaha iyo Afrika oo Dhisaya Xiriir Dhaqaale iyo Fursadaha Soomaaliya ka heli doonto Shirka Beijing Shirka madaxeedka Shiinaha iyo dalalka Afrika ee Beijing ayaa lagu wadaa in uu yeesho saameyn ballaaran oo ku saabsan istaraatijiyadda dhaqaale iyo siyaasadeed ee labada dhinac.
1 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Aflaanta xun xun oo la ogaaday inay saamayn taban ku leeyihiin hab fakarka carruurta Daawashada Aflaanta xun xun ama ku saabsan dagaallada, tuuganimada, arrimaha jinsiga la xariira, iyo falalka dhaca iyo boobka ah ayaa la ogaaday inay saamayn taban ku leeyihiin hab-dhaqanka iyo fakarka carruurta
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Guulaha ay ka gaartay dowladda Soomaaliya iyo cabsida soo wajahday maamulka Abiy Axmed Khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa muddo dheer ka taagnaa gobolka, waxaana arrintan ka dhashay isbeddelo muhiim ah oo saameyn weyn ku leh xaaladda siyaasadeed iyo amniga gobolka.
1 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Sidee looga hortagi karaa bilic xumada caasimad ee xilliyada roobka ? Inta lagu jiro xilliyada roobka waddoo Muqdisho magaalada qaarkood waxay isku badelaan webi ama haramo biyaysan oo aan si fudud looga gudbi karin, waxaana maristooda ka caaga