1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Wafdi Sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan oo Muqdisho soo gaaray Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed, S/Guuto Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Jamhuuriyadda Pakistan. Wafdiga Pakistan waxaa hoggaaminayey Taliyaha Difaaca…
2 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Xukun lagu riday Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa lagu eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Shiikh Xuseen, Shan iyo tobankii bishii Shanaad ee Sanadkaan 2026, falkaas…
2 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda Sare ee Ciidamada oo Xabsi Daa’in ku Ridday hoggaamiye Sare oo ka tirsanaa Kooxda Al-Shabaab Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa soo saartay go’aan kama dambeys ah oo ku saabsan dacwaddii loo haystay Idiris Maxamed Sheekh Maxamed, oo sidoo kale loo yaqaan Cabaas ama Abuu Maxamed, iyadoo ku xukuntay xabsi daa’in kadib markii ay dib u eegtay racfaankii laga qaatay xukun hore.
2 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda ciidanka Soomaaliya Xukun ku riday Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa lagu Eedeeyay in ay siyaabo kala duwan ugu lug yeesheen…
2 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda ciidanka Soomaaliya Xukun ku riday Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa lagu Eedeeyay in ay siyaabo kala duwan ugu lug yeesheen…
1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo xukun dil ah ku riday Askari ka tirsanaa ciidanka dowladda Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix iyo Tobankii Bishii February 2026, Waana Degmadda Afgooye ee Shabeellada…
1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda Ciidamada oo Saaka Muqdisho ka Fulisay Xukun Dil ah Labo ka tirsanaa Al-Shabaab Saaka oo ay taariikhdu tahay 16-ka Febraayo, 2026, waxaa magaalada Muqdisho lagu fuliyay xukunkii qisaasta ahaa ee ay horay u ridday Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida labo dambiile oo loo haystay…
1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda Ciidamada Qalabka oo laba dhalinyaro ah ku riday min 15 Sano oo Xabsi ah Maxkamadda sare ee Ciidamadda Qalabka sida ayaa xukuno kasoo saartay kiiska Maxamed Aadan Abuukar oo Xeydar Muqtaar Afgarashadiisu tahay iyo Maxamed Qadar Cali Aadan oo loo heystay labaduba Dilal iyo…
1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda Ciidamada oo Fulisay Dil Toogasho ah Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa saaka magaalada Muqdisho ku fulisay xukunnadii dilka ahaa ee ay horey ugu ridday Cabdi Cabdiqaadir Maxamed (Xuseen) iyo Farxaan Maxamuud Cabdinuur Aadan (Xasan).…
2 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA 66 Sano: 25 Taliyayaal iyo Cabaqadaha Horyaalla Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (1960–2026) Ciidanka Xoogga Dalka ee Soomaaliya waa hay’adda ugu muhiimsan ee ilaalisa ammaanka dalka, gaar ahaan dhulka.