4 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah By Maryama A. Isaaq MILICSI: TOBANKA DHEXE EE DENBIDHAAFKA EE BISHA RAMADAAN Sida aan wada ognahay bisha barakaysan ee Ramadaan waxa ay u kala qeybsan tahayilaa saddex qeybood oo qeyb kasta ay toban maalmood ka koobanyihiin, waa tobanka hore ee naxariista ah,…
16 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah, TAARIIKHDA SHAKHSIGA, TAARIIKHNOLOLEED By Aw Dacar JENERAAL DAA’UUD: NASHQADEEYIHII CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYA Hordhac Kooban Sooyaalka ummad kasta waxay leedahay shakhsiyaad calaamad u ah isbeddellada waaweyn ee dhacay. Soomaaliya, marka laga hadlayo dhismaha hay’adaha dawladnimada, gaar ahaan difaaca iyo amniga, magaca koowaad ee maskaxda ku…
6 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah MAALINTA HAWEENKU MAXAY U JIRTAA? WQ: Su’ad Arif Qore & Adeege Bulsho Ma tahay in la xuso Maalinta Haweenka? Maxay u jirtaa? Maalin walba sow “maalinta hooyada” ma aha? Haweenku sow mar walba ma mudna…
6 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah DHAMMAYSTIRKA DASTUURKU MUXUU KA DHIGAN YAHAY? WQ: Maxamuud Cali Aadan (Hoorri)Macallin iyo Suugaanyahan Ama dhaafso walaxAma dheefso shilin! Xildhibaankii shalay qalinduurka lagu soo qoray ma run baa inuu ii doodayo mise ninkii shalay soo dhacay ayuu…
6 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah By Maryama A. Isaaq MILCISI: TAARIIKHDA MAALINTA CAALAMIGA AH EE HAWEENKA ADDUUNKA Sannad kasta 8da bisha Maarso waxaa adduunka looga dabbaaldegaa maalin caalami ah ee lagu weynaynayo ama lagu xusayo haweenka ku nool adduunweynaha. Inta aan maalintan loo astayn, ka hor ma…
5 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah By Ciise Cabdi MAXAA LA ISKU QABTAA DHAMMAADKA MUDDAXILEEDKA BAARLAMAANKA: MA ‘DAN SOOMAALIYEED’ MISE ‘DIBUDOORASHO?’ Hay’adda sharcidejinta waa hay’adda ugu da’da weyn nidaamka dawladnimadeenna. Ma golaha ayaa qiimo lahayn, mise dad aan qiimahiisa garanayn ayaa dhex jooga? Sow ma ahan golaha madaxweynaha cod uga baahanyahay si uu…
10 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah By Aw Dacar GEDO IYO GAASHAANKA ADDIS ABABA: MAXAY ITOOBIYA U JOOGTAA GEDO? Hordhac Kooban Gobolka Gedo ma ahan oo kaliya degaan ka tirsan Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, balse waa xudunta juquraafi ahaaneed ee uu ku kulmo saddex-xagalka dalalka Soomaaliya, Itoobiya, iyo…
4 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah By Maryama A. Isaaq MILICSI: TOBANKII MAALMOOD EE NAXARIISTA EE BISHA RAMADAAN Bisha Ramadaan waa bil Eebbe-Weyne innagu galladay oo ka soocan bilaha kale, waa bil wadata kheyr dhammaystiran iyo barako, bisha Ramadaan waa bil hanuunkeeda la gaar ah. Sidoo kale, waa…
8 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah By Aw Dacar MAXAY SOOMAALIYA UGA BAAHANTAHAY DAGAALKA FIKIRKA? Hordhac Kooban Dagaalka casriga ah ee dunida maanta ka jira ma ahan mid ku kooban awoodda muuqata ee hubka, balse wuxuu, sidoo kale, ku dhisan yahay loollanka figradaha iyo hanashada…
6 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah, Dhaqanka & Buugta By Ciise Cabdi XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE AFKA HOOYO: WAA SIDEE XAALADDA AFKEENNA HOOYO EE SOOMAALIGA? “Waa lagu hagradayee Afyow hodan inaad tahay Waa erey hubaalee!”- Abwaan Cabdicasiis Dakharre. Shisheeyuhu waxa uu ku guuldarraystay burburinta af Soomaaliga, hasayeeshee waxa uu ku guulaystay in uu burburiyo dadkiisa.…