3 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah FALANQAYN: WARBIXINTA MAXKAMADDA CIIDAMADA QALABKA SIDA EE SHIRKA SANNADLAHA EE GARSOORKA WQ: Abuukaate Ismaaciil Iidle (Malable)Bare iyo Sharciyaqaan Toddobo shir oo hore Maxkamadda Ciidamada ka soo muuqashadeeda shirka garsoorka sanadka wuxuu ahaa martiqaad iyo ka soo qeybgal ay ka soo qeybgalaan…
10 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah By Cabdiraxmaan X. Daahir DHALASHADA JAMHUURIYADDII SHARFANAYD ILAA BURBUR IYO DAGAALLO SOKEEYE: CASHIRRADA AY AFRIKA KA BARAN KARTO SOOMAALIYA WQ: Barafasoor Cabdi Ismaaciil Samatar WT: Abdirahman H. Dahir Hordhaca Tarjumaha Curismaqaaleedkan waxaa qalinka u qaatay Barafasoor Cabdi Ismaaciil Samatar, oo ah mid ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo kan Afrika.…
4 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah By Ciise Cabdi NIDAAMKA SHAQAALAYSIINTA EE SOOMAALIYA: YAAD TAQAAN MISE MAXAAD TAQAAN? Guddiga Shaqada iyo Shaqaalaha ee Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku shaqo leh shaqaalaysiinta, horumarinta xirfadaha shaqaalaha iyo kaydinta xogta shaqaalaha si uu u mutaysto ganaax ama dallacsiin. Sidaas…
5 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah By Ciise Cabdi BILICDA MUQDISHO: WAA SIDEE NADAAFADDA CAASIMADDU? Marka laga hadlayo bilicda magaalo kasta, waxaa laga eegaa sida ay u nadiifsan tahay, u cagaaran tahay, una iftiimayso. Haddiise magaaladu dhirta ka arradan tahay oo aysan helin nadiifin joogto…
9 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah By Cabdiraxmaan X. Daahir DHABBAHA LOOGA BIXI KARO ISMARIWAAGA SIYAASADEED EE SOOMAALIYA WQ: Dr. Afyare CAbdi Cilmi (Febraayo 21, 2021) WT: Cabdiraxmaan Xirsi Daahir Hordhac Soomaaliya waxay ku jirtaa qalalaase siyaasadeed. Markii ugu horraysay taariikhda dhow ee dalka, muddadii afarta sano ahayd…
6 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah By Cabdiraxmaan X. Daahir SOOYAALKA IYO WAXQABADKA AQOONYAHAN VALEN V. MUDIMBE Intuusan dagaalkii labaad caalamka ka qarxin afar sano ka hor, waxaa caalamka ku soo biiray dhallaan yar oo taariikhda gumaystaha iyo siday Afrika u arkaan wax ka baddeli doona. Bisha…
7 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah By Maryama Isaaq BARBAARINTA HORE EE CARRUURNIMADA Qofka aadamiga ah noloshiisa oo dhan waxaa go’aaminaya sida loo soo barbaariyay ama koriinshiyiihiisa hore. Barbaarinta hore ee carruurnimadu waa aasaaska ugu muhiimsan ee qofka, gaar ahaan inta u dhexaysa…
4 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah MAXAY DOORASHADA 08 FEBRAAYO KA BEDDELI KARTAA LOOLLANKA JABBAAN IYO SHIINAHA WQ: Abshir Tifow Cilmibaare siyaasadeed Dhawr bilood oo ay xafiiska joogto Ra’iisulwasaaraha Jabbaan, Takaichi Sanae, ayaa ku dhawaaqday in ay qabanayso doorashada Aqalka Hoose ee Baarlammaanka Jabbaan, 8da Febraayo—iyada oo…
8 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah By Cabdiraxmaan X. Daahir MAXAA XAL WAARA LOOGU HELI LA’YAHAY AANOOYINKA QABIIL EE SOOMAALIYA KA TAAGAN? Hordhac Sannadkii tagay ee 2025 iyo sannadihii ka horreeyay meelo badan oo Soomaaliya ka tirsan, waxaa ka taagnaa aanooyin qabiil kuwaas oo qasaare nafeed iyo mid hantiyeed geystay. Sida uu…
6 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah By Cabdiraxmaan X. Daahir KAALINTA HAWEENKU KU LAHAAYEEN NOLOSHII HORE EE SOOMAALIDA Hordhac Maqaalkan, waxaan kaga warrami doonaa marxalidihii kala geddisnaa ee nolosha Soomaalida soo mara halka ay haweenku kaga jireen iyo si-araggii haweenka loo arki jiray. Waxaan mid mid isku dultaagayaa…