Jabuuti oo xaqiijisay ka bixitaanka Eritrea ee Urur-goboleedka IGAD Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in Dowladda Eritrea ay mar kale ka baxday Urur-goboleedka IGAD, kaddib markii ay soo dirtay ogeysiis rasmi ah oo la gaarsiiyay Xoghaynta Fulinta IGAD 12-ka December 2025. 2 daqiiqo
1 daqiiqo Xoghayaha Guud ee IGAD oo Muqdisho soo gaaray Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyay wafdi uu hoggaaminayo xoghayaha fulinta IGAD Dr. Workneh Gebeyeh.
1 daqiiqo Ururur Goboleedka IGAD oo Si Adag o Cambaareeyay Weerarkii Ka Dhacay Xeebta Liido Urur goboleedka IGAD ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii foosha xumaa ee Jimcihii ka dhacay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, ayadoo ku tilmaamay dhacdo naxdin leh oo lagu gumaaday dad rayid ah.
2 daqiiqo IGAD: Waa in La Ixtiraamo Qarannimada iyo Midnimada Dhuleed ee Soomaaliya Magaalada Kampla caasimadda dalka Uganda waxa kusoo idlaaday shirka aan caaddiga ahayn ee Urur-goboleedka IGAD, kaas oo ahaa kulankii 42-aad, waxaana looga hadlayay xiisadda gobolka ee u dhaxeysa dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya.