1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad, URURKA MIDOWGA AFRIKA Muxuu ka dhahay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud guusha Soomaaliya ee kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan hay’adaha Qaranka, taas oo ku aaddan guusha taariikhiga ah ee dalkeennu…
1 daqiiqo Sheeko:URURKA MIDOWGA AFRIKA DEG-DEG: SOOMAALIYA OO GUUL TAARIKHI AH KA GAARTAY DOORASHADII GOLAHA NABADDA IYO AMNIGA AFRIKA Soomaaliya ayaa goordhow gaartay guul weyn oo dhanka dublamaasiyadda ah ka dib markii ay si aqlabiyad leh ugu guuleysatay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika (AUPSC). Doorashadan oo…
1 daqiiqo Sheeko:URURKA MIDOWGA AFRIKA Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka 48-aad ee Golaha Fulinta AU oo lagu falanqeeyay Arrimaha Doorashooyinka, G20 iyo Mustaqbalka Midowga Afrika Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa ka qaybgalay furitaanka kalfadhiga 48-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika (AU), oo ka socda xarunta…
2 daqiiqo Sheeko:URURKA MIDOWGA AFRIKA Midowga Afrika oo Soo Dhoweeyay Saxiixa Heshiiska Doha ee u Dhaxeeya Dowladda DRC iyo AFC/M23 Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ayaa si weyn u soo dhoweeyay saxiixa heshiiska oo ay wada gaareen Dowladda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo (DRC) iyo kooxda AFC/M23.
1 daqiiqo Sheeko:URURKA MIDOWGA AFRIKA Midowga Afrika oo Soo Dhaweeyay Go’aanka Faransiiska ee Aqoonsiga Dawladda Falastiin Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mudane Mahmoud Ali Youssouf, ayaa si weyn u soo dhaweeyay hadalkii Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron oo ku dhawaaqay inuu damacsan yahay inuu si rasmi ah u…
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKH NOLOLEED, URURKA MIDOWGA AFRIKA Taariikh nololeedka Janeraal Maxamed Xirsi Moorgan Allaha u naxariistee waxaa Saacado ka hor magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ku geeriyooday Janeraal Maxamed Siciid Xirsi Moorgan oo ka tirsanaa saraakiishii hore ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed,…
1 daqiiqo Sheeko:URURKA MIDOWGA AFRIKA Midowga Afrika oo sheegay inuu si buuxda u garab taaganyahay dowladda Soomaaliya Guddoomiyaha Midowga Afrika danjire Maxamuud Cali Yuusuf oo safarkiisii ugu horreeyay taniyo markii la doortay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ku jooga ayaa sheegay inuu si buuxda u garab taaganyahay dadaallada…
2 daqiiqo Sheeko:URURKA MIDOWGA AFRIKA Farqiga U Dhexeeya Awoodaha Guddoomiyaha Midowga Afrika iyo Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Guddoomiyaha Midowga Afrika waa hogaamiyaha siyaasadeed ee ururka, waxaana dooranaya madaxda waddamada xubnaha ka ah Midowga Afrika (AU) inta lagu guda jiro shir sanadeedka ururka.
2 daqiiqo Sheeko:URURKA MIDOWGA AFRIKA Soomaaliya oo ku dhawaaqday in ay u Taagan tahay Xubinimada Guddiga Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika (2025–2028) Soomaaliya oo ku dhawaaqday in ay u Taagan tahay Xubinimada Guddiga Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika (2025–2028)
1 daqiiqo Sheeko:URURKA MIDOWGA AFRIKA Howlgalka Cusub ee Ciidanka Midowga ee Soomaaliya Imaanaya oo Lagu Dhawaaqay Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa lagu wadaa in uu beddelo howlgalka Midowga Afrika ee xilligaan ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) oo ku eg December 2024.