Addis Ababa: Midowga Afrika oo Iskuraacay Iney Xuduudaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Lamataabtaan Yihiin Shir-madaxeedka Ururka Midowga Afrika oo labadi maalin ee la Soo dhaafay ku kulansanaa meertada 37-aad oo ay ku yeesheen xaruntooda magaalada Addis Ababa ayaa soo saaray war-murtiyeed ku saabsan arrimo. 2 daqiiqo
2 daqiiqo Dowladda Soomaaliya oo Goddoomisay Shir Hordhac u ah Kulanka Midowga Afrika Wasiiru Dawlaha ahna ku simaha Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cali Balcad iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa magaalada Addis Ababa kaga qayb gelaya shirar kala…
2 daqiiqo Midowga Afrika oo Ergey u Magacaabay Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya Ururka Midowga Afrika oo ka duulaya dajinta xiisadda diblomaasiyadeed ee u dhexeysa Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa qaaday tallaabadii ugu horreysay, si loo qaboojiyo xiisadda labada waddan ee ka dhalatay heshiiska badda.
3 daqiiqo Soomaaliya oo Dadaal ugu Jirta Dib ugu soo Noqoshada Hoggaaminta Afrika, Maxaa Caaabado ah oo Hortaagan? Soomaaliya ayaa sida dayaxa uga soo dhax iftiinta qaaradda Afrika, iyadoo tiigsaneysaa hamiyo sare waxaana ay muujineysa kartideeda hogaamineed ee qaaradda iyo ururada kale caalamka ee ay qeybta ka tahay sanada
2 daqiiqo Soomaaliya oo Sharaxday Xildhinaan Fowsiyo Xaaji Gudoomiyaha guddiga midowga Afrika Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xildhibaan Fawsiya Yusuf Xaaji Aadan u soo xulatay musharraxa Soomaaliya ee tartanka Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya.