1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Marcon Oo Loolan Adag Wajahay, Akhriso Natiijada Wareegga Labaad Doorashada Faransiiska Madaxweynaha dalka Faransiiska ayaa loolankii ugu adkaa ee doorashada kala kulmaya haweenayda u sharaxan xisbiga midigta fog ee Le Pen. Macron ayaa hogaaminaya natiijada horu dhaca ah ee doorashada madaxtinimo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xuutiyiinta Yemen Oo War Ka Soo Saaray Weerarada Kaydka Saliidda iyo Gaska Sacuudiga! Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay weeraro isdaba joog ah oo lagu weeraray xarumaha kaydka saliidda iyo gaaska ee magaalooyinka Jeddah iyo Riyaad. Weeraradaan ayaa loo adeegsaday gantaallo culus iyo diyaaradaha…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muxuu Yahay Shirka Beyle Waashitoon Kula Leeyahay IMF iyo Bangiga Adduunka? Wasiirka wasaaradda Maaliyadda xukuumadda federalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa magaalada Washington ee dalka Mareykanka shirar muhiim ah kula leh madaxda Hey’adda IMF iyo Bangiga Adduunkan iyo xubno sarsare…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Akhriso: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Dagaalka Ruushka iyo Ukraine Waxaa maalintii 14-aad galay duulaanka uu ruushka ku qaaday dhigiisa dalka ay oodawadaagga yihiin ee Ukraine, xilli xukuumadda Moscow ay dhaqdhaqaaqyo hor leh ka waddo magaalooyinka Kyiv hoostaga. Xisbiga haayo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hooyo iyo Wiil Ay Dhashay Oo Ku Dhintay Dalka Australia Wararka laga helayo magaalada Sydney ee dalka Australia aya sheegaya in dad Soomaali ah oo ku sugan magaalada uu khasaaro xooggan ka soo gaaray daadad ku dhuftay Sydney iyo deegaanada…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Akhriso: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Dagaalka Ruushka iyo Ukraine Waxaa maalintii 13-aad galay duulaanka uu ruushka ku qaaday dhigiisa dalka ay oodawadaagga yihiin ee Ukraine, xilli xukuumadda Moscow ay dhaqdhaqaaqyo hor leh ka waddo magaalooyinka Kyiv hoostaga. Waxaa inta…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Putin: Cunaqabateenada Ka Dhanka Ah Ruushka Waxay La Mid Yihiin Iclaamin Dagaal Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa ku hanjabay sii jirtaanka dalka dagaalka uu ku qaaday ee Ukraine, xilli ciidamada ruushka ay gudaha ugu jiraan dalka deriska la ah. “Mas’uuliyiinta Ukraine…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Akhriso: Wararkii Ugu Dambeyay Ee Dagaalka Ruushka Iyo Ukraine Waxaa malintiisi lixaad galay dagalka u dhaxeeya ruushka iyo ukraine, xili xukumada Moscow ay sheegtay in ay sii wadayso weerarkeeda ka dhanka ah dawlada madaxwayne Zelenskyy, Ruushka ayaa sacadihii la…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka France, UK iyo Wadamada Yurub Oo Taageeraya Ukraine James Heappey oo ah wasiirka ciidamada qalabka sida ee boqortooyada Inkiriiska ayaa shegay in UK iyo 25 waddan oo ka tirsan qaaradda yurub ay ku heshiiyeen in gargaar bini’aadanimo iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Guutada Soomaaliya Oo Ka Dhax dagaalameysa Ukraine Waxaa cirka isku sii shareeray xiisadda dagaal ee u dhaxeeyso dalalka wada dhaca bariga qaarada yurub ee Ukraine iyo Russia. Dagaalka ayaa xiiso sii yeeshay kadib markii ay gudaha u…