2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidanka Suudaan Dib u Qabsaday Waddo Istaraatiiji ah oo isku xirta Khartuum iyo El-Obeid Ciidanka Dowladda Suudaan ayaa ku dhawaaqay inuu si buuxda dib ugu qabsaday waddada istaraatiijiga ah ee Al Sadarat, taas oo isku xirta caasimadda Khartuum iyo magaalada El-Obeid, kaddib laba maalmood oo dagaallo culus ay la galeen ciidamada gurmadka degdegga ah ee RSF.
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dagaalka Iran oo ku fiday Badda Cas iyo Badda Caspian, iyadoo Maraykanku hakiyay duqeymihii tooska ahaa Calaamado muujinaya in colaadda u dhexeysa Mareykanka iyo Iiraan iyo xulafadeedu ay sii ballaaraneyso ayaa soo baxay horraantii toddobaadkan, iyadoo weerarro cusub laga soo sheegay Badda Cas iyo Badda Caspian.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka UK oo Shaaciyay Sababta Geerida Amiir Sacuudiyaan ah oo meydkiisa laga Hoteel ku Yaalla London Maxkamad baaritaan oo ku taalla magaalada London ayaa soo saartay natiijada baaritaanka geerida Amiir Cabdullaahi bin Fahad bin Cabdullaahi bin Cabdulcasiis bin Jalawi Al Saud, iyadoo lagu sheegay inuu u geeriyooday isku-darka khamri iyo maandooriye kale, halka aan la helin wax caddeyn ah oo muujinaysa is dilid ama fal-dambiyeed.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay Barnaamij Tamarta Nukliyeerka Rayidka ah Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in Washington iyo Boqortooyada Sacuudi Carabiya ay gaareen heshiis ku saabsan horumarinta tamarta nukliyeerka ee rayidka ah. Sida uu sheegay Trump, heshiiska ayaa la…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xuutiyiinta oo Weeraray Maraakiib Shidaal oo Sacuudigu Leeyahay iyo Xiisadda Badda Cas oo Cirka Isku Shareertay Kooxda Xuutiyiinta ee Yemen ayaa sheegtay inay gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn ku weerareen laba markab oo shidaal oo Sacuudi Carabiya leedahay, taasoo sii xoojisay xiisadda ka taagan Badda Cas iyo marin-biyoodka muhiimka ah ee Bab al-Mandab.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Shaaciyay xilliga la maxkamadaynayo Madaxweynihii hore ee Venezuela Mareykanka ayaa shaaciyay xilliga rasmiga ah ee maxkamadda la soo taagi doono Madaxweynihii hore ee dalka Venezuela oo bilo ka hor xukunka laga tuuray.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Habeenkii Sagaalaad oo Xiriir ah Weerarro Ka Fuliyay Gudaha Iiraan Ciidamada Mareykanka ayaa habeenkii sagaalaad oo xiriir ah qaaday weerarro dhinaca cirka ah oo lagu beegsaday bartilmaameedyo milatari oo ku yaalla gudaha Iiraan, sida uu shaaciyay Taliska Dhexe ee Ciidamada Mareykanka (CENTCOM).
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhulgariir Xooggan oo Ku Dhuftay Gobolka Khuzestan ee Dalka Iiraan Dhulgariir xooggan oo cabirkiisa lagu qiyaasay 5.0 magnitude ayaa maanta ku dhuftay deegaanka Saland ee gobolka Khuzestan, oo ku yaalla koonfur-galbeed ee dalka Iiraan.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo habeenkii siddeedaad oo xiriir ah duqeymo ka wada Iiraan Dagaalka u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan ayaa sii xoogeysanaya, iyadoo ciidamada Mareykanku ay habeenkii siddeedaad oo xiriir ah duqeymo cusub ka fuliyeen gudaha Iiraan.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Shaaciyay tirada askarta kaga dhimatay duqeymihii ugu dambeeyay ee ay Iiraan is waydaarsadeen Xiisadda u dhaxaysa Mareykanka iyo Iiraan ayaa sii xoogeysatay, waxayna hadda laba dhinac is waydaarsanayaan weerarro iyo duqeymo xooggan.