1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidamada Mareykanka oo Weerar ku Qaaday Xarun Dayactirka Maraakiibta iyo Gujisyada Iiraan Ciidamada Mareykanka ayaa weerar loo adeegsaday diyaarado aan duuliye lahayn ku qaaday xarun lagu dayactiro gujisyada iyo maraakiibta dagaalka ee dalka Iiraan, sida uu shaaciyay Taliska Dhexe ee Ciidamada Mareykanka (CENTCOM).
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xuutiyiinta Yemen oo weerarey Garoonka Caalamiga ah ee Abha ee Sacuudiga Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay qaaday weerar militari oo lagu beegsaday Garoonka Caalamiga ah ee Abha ee koonfurta Sacuudi Carabiya, iyagoo sheegay inay adeegsadeen gantaallo nooca ballistic-ga ah iyo diyaarado aan duuliye lahayn (drones).
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sida Hamad bin Khalifa Al Thani uu dalkiisa Qatar uga dhigay awood Dhaqaale oo xoog leh Amiirkii hore ee Qatar, Sheekh Xamad Bin Khaliifa Aala Thaani, ayaa geeriyooday isagoo 74 jir ah, isagoo ka tegay dhaxal dhaqaale iyo horumar ballaaran oo si weyn u beddelay mustaqbalka dalka Qatar.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo Sheegatay inay gebi ahaanba burburisay nidaamka difaaca cirka ee saldhigyada Mareykanku ku leeyahay Baxreyn iyo Kuweyd Ciidanka Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iiraan ayaa ku dhawaaqay inay gebi ahaanba burburiyeen nidaamyada difaaca Patriot iyo bakhaarro shidaal ee ku yaalla saldhigyo Mareykanka ee dalalka Kuwait iyo Baxrayn.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Amiir Hamad Bin Khaliifa oo lagu ammaanay inuu ahaa hoggaamiyaha keliya ee booqday Gaza taniyo markii la go’doomiyay Madaxa Xamaas ee dibadda, Khaalid Mashal, ayaa sheegay in Amiirkii hore ee Dowladda Qatar, Sheekh Hamad bin Khalifa Al Thani, uu ahaa hoggaamiyihii ugu horreeyay ee Carbeed ee booqda Marinka Gaza tan iyo markii go’doominta lagu soo rogay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qaramada Midoobay oo ka digtay halis weyn oo soo wajahday nus milyan qof oo ku sugan magaalada El-Obeid ee Suudaan Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Carruurta (UNICEF) ayaa ka digtay in ku dhowaad 500,000 oo rayid ah oo ku nool magaalada El-Obeid ay halis weyn ku jiraan, xilli gobolka Waqooyiga Kordofan ee Suudaan ay dagaallo culus weli ka socdaan.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qatar oo si kulul uga jawaabtay weerarradii Iiraan, kana digtay sii hurinta colaadda gobolka Dowladda Qatar ayaa si kulul u cambaareysay weerarradii ugu dambeeyay ee Iiraan ay ku qaaday dhulkeeda iyo dalal kale oo gobolka ka tirsan, iyadoo ku tilmaantay xadgudub halis ku ah madax-bannaanida dalalka iyo amniga gobolka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo sheegtay inay burburisay xarunta taliska milatariga Mareykanka ee dalka Urdun Ciidanka Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iiraan ayaa sheegay inay gantaallo ballistic ah ku weerareen saldhigga cirka ee Amiir Xasan (Prince Hassan Air Base) ee dalka Urdun, kaas oo ay ku tilmaantay saldhig ay leeyihiin ciidamada Mareykankau.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo sheegtay inay xirtay marinka Hormuz Ciidanka Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iran (IRGC) ayaa sheegay in marinka muhiimka ah ee Hormuz la xiray, kaddib markii ay rasaas digniin ah ku rideen markab ganacsi oo marayay biyaha gobolka.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo Iiraan ugu hanjabay tallaabo militari oo adag, ka dib aaska Khamenei Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa si adag ugu hanjabay dowladda Iran, kaddib markii intii lagu jiray aaska Hoggaamiyihii Sare ee Iiraan, Ayatollah Cali Khamenei, ay soo baxeen baaqyo lagu dalbanayay dilkiisa.