Wada-hadal toos ah oo maanta u furmaya Iran iyo Mareykanka Wada-hadal toos ah oo diiradda lagu saarayo barnaamijka nukliyeerka ayaa Magaalada Muscat ee caasimadda dalka Cumaan uga furmaya Mareykanka iyo Iran, ayadoo halkaas ay gaareen wufuud ka kala socata labada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Rakaab ku dhex geeriyooday diyaaradda Kenya Airways xilli ay duulimaad ku jirtay Diyaarad ay leedahay shirkadda Kenya Airways oo ka soo duushay magaalada New York kuna soo jeeday magaalada Nairobi ayaa xaalad qalqal ah gashay kadib markii qof da’ ah oo rakaabka…
1 daqiiqo Shiinaha oo xayiraad ku soo rogay in ka badan 18 shirkadood oo Mareykanka laga leeyahay Wasaaradda ganacsiga ee Shiinaha ayaa xayiraad saartay in ka badan18 Shirkadood oo Mareykanka laga leeyahay, kuwaas oo qaarkood ay hoostagaan waaxda difaaca, ka dib markii madaxweyne Donald Trump uu dhaqan…
2 daqiiqo Saqaf Dumay oo Galaaftey Nolosha 98 Qof iyo Fanaankii u heesaayay Santo Domingo – Ugu yaraan 98 qof ayaa la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen, halka in ka badan 150 kalena ay ku dhaawacmeen, kadib markii saqafka sare ee goob lagu caweeyo…
1 daqiiqo Ingiriiska oo walaac ka muujiyay canshuuraha uu dalalka caalamka intooda badan ku soo rogay Donald Trump Dowladda Boqortooyada midowday ee Ingiriiska ayaa sheegtay in ay saameyn dhaqaale baaxad leh ku yeelan karaan cashuuraha uu dunida ku soo rogay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, balse waxay UK xaqiijiyay…
1 daqiiqo Fal-celin xooggan oo ka dhalatay tillaabo ay qaaday shirkadda Microsoft Hadal-hayn caalami ah ayaa ka dhalatay tillaabo ay qaaday shirkadda Microsoft ee uu leeyahay maalqabeenka Mareykanka ah ee Bill Gates, ka dib markii ay shaqada ka ceyrisay Gabadh Injineerad ah…
1 daqiiqo Imaaraadka Carabta iyo Israa’iil oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirkooda, xilli Tel Aviv ay waddo gumaadka reer Qasa Wakaaladda wararka ee isku tagga Imaaraadka Carabta ayaa sheegtay in wasiirka arrimaha dibadda dalkaas Abdullah bin Zayed uu magaalada Abu Dhabi ku qaabilay dhiggiisa Israa’iil Gideon Sa’ar, waxayna kulankooda diiradda…
1 daqiiqo Trump oo Cashuurro Dul Dhigay Dalalka Ganacsiga La Leh Mareykanka Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa cashuuro culus dul dhigay badeecadaha laga keeno dalal badan oo caalamka ah, si uu u dhiirrigeliyo wax-soo-saarka gudaha. Shiinaha (34%), Vietnam (46%), iyo Cambodia (49%)…
1 daqiiqo Israa’iil oo duqeymihii ugu cuslaa ka fulisay dalka Suuriya Diyaaradaha dagaalka ee maamulka Israa’iil ayaa goor dambe oo arbacadii ah waxa ay 11 duqaymood ka fuliyeen magaalooyinka Dimishiq iyo Xama…
1 daqiiqo Waa kuma Senator-ka Mareykanka ah ee dunida ka yaabsaday ka dib markii uu jeediyey khodbaddii ugu dheerayd Senator Cory Booker oo ka tirsan aqalka senadka Mareykanka, gaar ahaan xisbiga Dimuqraadiga, lagana soo doorto New Jersey ayaa dhigay wacdarihii ugu weynaa dhanka hadal-jeedinta, ka dib markii uu in…