Wasaaradda Arrimaha Dibadda Falastiin oo Soo Dhoweysay Tallaabada Dowladda Jameyka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Qurbajoogta Falastiin ayaa soo dhoweysay go’aankii ay dowladda jameyka ugu aqoonsatay dowlad madax-bannaan, dalalka kale ee caalamkana ugu baaqday inay tallaabadaa. 1 daqiiqo
1 daqiiqo Shil Diyaaradeed oo Ka Dhacay Malesia iyo Khasaare Dhimasho iyo Burbur Ka Dhashay 10 ka mid ah shaqaale diyaaradeed ayaa dhintay ka dib markii ay isku dhaceen laba diyaaradood oo nooca qumaatiga u kaca ah oo ay leeyihiin ciidamada badda ee Malaysia, kuwaas oo si xun u burburay.
2 daqiiqo Britain oo Bilaabaysa Masaafurinta Magangalyoon Badan iyo Baarlamaanka oo Dood Adag Ka Keenay Sharciga Ka Dhanka ah Qaxootiga. Raiisel wasaaraha Britain Rishi Sunak ayaa ballan qaaday Isniintii in duulimaadyadii ugu horreeyay ee waddanku u masaafuriyo Rwanda ay ku bixi karaan 10-12 toddobaad gudahood, isagoo shaaciyay inuu soo afjarayo.
1 daqiiqo Madaxweynaha Turkiga oo Booqasho Sarmi ah Uga Bilaabatay Wadanka Ciraaq Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq, kadib markii diyaaraddii siday isaga iyo wafdigii la socday ay ka ambabaxday garoonka Ataturk.
1 daqiiqo Xabaal Wadareedyo Israel ay Ku Aastay Dad Shacb ah oo Laga Helay Marinka Qaza Agaasimaha Guud ee Xafiiska Warfaafinta Dowladda ee Marinka Gaza, Ismaaciil Al-Thawabta, ayaa ku dhawaaqay in la helay laba xabaal wadareed oo ku yaalla Xarunta Caafimaadka ee Naasir ee Khaan Yoonis ee koonfurta Marinka Gaza.
1 daqiiqo Laba Diyaaradood oo Nuuca Dagaalka ah oo Ku Burburay Badweynta Baasifiga Laba diyaaradood oo nooca qumaatiga u kaca ah (helicopter) ah oo ay leeyihiin ciidamada badda Japan, ayna saarnaayeen 8 kamid ah shaqaalaha markab dagaal oo ay japan leedahay ayaa ku burburay badweynta Baasifiga.
1 daqiiqo Dowladda Mareykanka oo Qorsheynsa in Canaqabateyn Lagu Soo Rogo General Xamdan Daqalla Guddiga Xiriirka Dibadda ee Aqalka Wakiilada iyo Senate-ka Mareykanka ayaa ugu baaqay madaxweyne Biden inuu go’aan ka gaaro in cunaqabateyn lagu soo rogo Ciidamada Taageerada Degdegga ah ee Suudaan ah.
1 daqiiqo Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga oo Dalalka Reer Galbeedka Ku Eedeeyay Taageerada Israel Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga Hakan Fidan ayaa Sabtidii sheegay in gumaysiga Israa’iil ee dhulka falastiiniyiinta iyo taageerada aan shuruudu ku xirnayn ee reer galbeedku u fidiyaan ay tahay mid ka mid ah sababaha.
1 daqiiqo Dowladda Ruushka oo Ukraine Ku Eedeeysay Iney Weerar Kusoo Qaaday Ruushka ayaa ku dhawaaqay in dhowr gobol oo ka tirsan dalkiisa laguu soo qaaday weerar loo adeegsaday in ka badan 50 diyaaradood oo aan duuliye lahayn, taasoo keentay dhimasho iyo dab ka kacay dhismayaal la deggan yahay.
1 daqiiqo Dowladaha Turkiga iyo Masar oo Ka Wadahadlaya Xiisadda Bariga Dhexe Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Masar Sameh Shoukry ayaa booqan doona magaalada Istanbul ee dalkaTurkiga, isagoo la kulmi doona dhiggiisa Hakan Fidan oo ay ka wadahadli doonaan arrimo badan.