1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Amiir Hamad Bin Khaliifa oo lagu ammaanay inuu ahaa hoggaamiyaha keliya ee booqday Gaza taniyo markii la go’doomiyay Madaxa Xamaas ee dibadda, Khaalid Mashal, ayaa sheegay in Amiirkii hore ee Dowladda Qatar, Sheekh Hamad bin Khalifa Al Thani, uu ahaa hoggaamiyihii ugu horreeyay ee Carbeed ee booqda Marinka Gaza tan iyo markii go’doominta lagu soo rogay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qaramada Midoobay oo ka digtay halis weyn oo soo wajahday nus milyan qof oo ku sugan magaalada El-Obeid ee Suudaan Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Carruurta (UNICEF) ayaa ka digtay in ku dhowaad 500,000 oo rayid ah oo ku nool magaalada El-Obeid ay halis weyn ku jiraan, xilli gobolka Waqooyiga Kordofan ee Suudaan ay dagaallo culus weli ka socdaan.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qatar oo si kulul uga jawaabtay weerarradii Iiraan, kana digtay sii hurinta colaadda gobolka Dowladda Qatar ayaa si kulul u cambaareysay weerarradii ugu dambeeyay ee Iiraan ay ku qaaday dhulkeeda iyo dalal kale oo gobolka ka tirsan, iyadoo ku tilmaantay xadgudub halis ku ah madax-bannaanida dalalka iyo amniga gobolka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo sheegtay inay burburisay xarunta taliska milatariga Mareykanka ee dalka Urdun Ciidanka Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iiraan ayaa sheegay inay gantaallo ballistic ah ku weerareen saldhigga cirka ee Amiir Xasan (Prince Hassan Air Base) ee dalka Urdun, kaas oo ay ku tilmaantay saldhig ay leeyihiin ciidamada Mareykankau.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo sheegtay inay xirtay marinka Hormuz Ciidanka Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iran (IRGC) ayaa sheegay in marinka muhiimka ah ee Hormuz la xiray, kaddib markii ay rasaas digniin ah ku rideen markab ganacsi oo marayay biyaha gobolka.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo Iiraan ugu hanjabay tallaabo militari oo adag, ka dib aaska Khamenei Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa si adag ugu hanjabay dowladda Iran, kaddib markii intii lagu jiray aaska Hoggaamiyihii Sare ee Iiraan, Ayatollah Cali Khamenei, ay soo baxeen baaqyo lagu dalbanayay dilkiisa.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruto oo Shaaciyay Heshiis Weyn oo Kenya Looga Dhisayo Warshadda Sifaynta Shidaalka ee Dangote Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa ku dhawaaqay in la guda galayo wejiga fulinta mashruuc ballaaran oo lagu dhisayo warshadda ugu weyn ee sifaynta shidaalka Bariga Afrika, kaddib wada-hadallo miro-dhal ah oo uu la yeeshay maalqabeenka reer Nigeria, Aliko Dangote.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maqnaanshaha Hoggaamiyaha Cusub ee Iiraan oo Dhaliyay hadal-heyn iyo Su’aalo Badan Maqnaanshaha hoggaamiyaha cusub ee Iiraan, Mojtaba Khamenei, ayaa sii kordhiyay hadal-haynta gudaha iyo dibadda dalkaas, iyadoo weli aan si rasmi ah loo arkin ama aan laga maqal wax cod ah tan iyo markii loo magacaabay xilka hoggaamiyaha sare bishii Maarso.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dagaalka Bariga Dhexe oo dib u qarxay iyo Iiraan oo beegsatay saldhigyo ku yaalla Baxrayn iyo Kuweyt Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa sheegay inay weerarro ku beegsadeen xarumo militari iyo kaabayaal muhiim ah oo ku yaalla dalalka Kuwait iyo Bahrain, kuwaas oo ay ku jiraan saldhigyada Arifjan iyo Ali Al Salem ee Kuwait, iyo saldhigyada Juffair iyo Sheikh Isa ee Bahrain.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maraykanka oo duqeymo ka fuliyay koonfurta Iiraan iyo Tehran oo ku dhawaaqday inay ka bixinayso jawaab adag Xiisadda u dhexeysa Maraykanka iyo Iiraan ayaa si weyn u sii xoogeysatay, kadib markii ciidamada Maraykanku ay duqeymo cirka ah ku qaadeen bartilmaameedyo ku yaalla koonfurta Iiraan.