Qaramada Midoobay ayaa bilowday hawlgal lagu daadgureynayo in ka badan 11,000 badmaax oo muddo bilo ah ku xanibnaa marin-biyoodka istiraatiijiga ah ee Hormuz, kaddib heshiiskii dhexmaray Mareykanka iyo Iiraan ee lagu soo afjaray dagaalkii u dhexeeyay Mareykanka, Israa’iil iyo Iiraan