Dowladda Ukraine ayaa horumarin ku wada gantaal cusub oo difaaca cirka ah oo loogu magac daray FP-7X, kaas oo loogu tala-galay inuu noqdo beddel ka jaban nidaamyada difaaca hawada ee reer Galbeedka, gaar ahaan nidaamka Patriot ee Mareykanka, xilli ay sii yaraanayaan sahayda hubka ee ay Kyiv ka hesho xulafadeeda