2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan iyo Mareykanka oo duqeymo culus is dhaafsaday Waxaa cirka isku sii shareeraysa xiisadda militari ee u dhexeysa Maraykanka iyo Iiraan, kadib weerarro iyo dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo ka dhacay hareeraha marin-biyoodka istiraatiijiga ah ee Hormuz.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Museveni oo Xaaskiisa Mar Kale Wasiir u Magacaabay Madaxweynaha dalka Uganda, Yoweri Museveni, ayaa ku dhawaaqay gole wasiirro oo cusub oo ka kooban 83 xubnood, isagoo mar kale xaaskiisa Janet Museveni u magacaabay Wasaaradda Waxbarashada iyo Ciyaaraha. Isbeddelkan…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xamaas oo xaqiijisay in hoggaamiye sare looga diley duqeyn ay Israa’iil xalay ka fulisay marinka Qasa Dhaqdhaqaaqa Xamaas ayaa xaqiijiyay in uu geeriyooday Maxamed Cuuda (Mohammed Ouda), oo ka tirsanaa hoggaanka garabka milatari ee Al-Qassam, kadib weerar cirka ah oo ay Israa’iil ka fulisay Magaalada Gaza.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxkamad ku taalla Faransiiska oo Mamnuucday Kulan Sanadle ah oo Muslimiinta Galbeedka dalkaasi isugu imaan jireen Go’aanka maxkamadda ayaa xaqiijiyay mamnuucidda munaasabadda, taas oo sannad kasta soo jiidata kumannaan ka qaybgalayaal ah oo ka kala yimaada meelo kala duwan oo Faransiiska ah.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Nin Hubeysan oo weerar ka geystay afaafka hore ee Aqalka Cad iyo faahfaahinno ka soo baxaya Ciidamada ilaalada madaxtooyada Mareykanka ayaa toogasho ku dilay nin hubeysan oo rasaas ku furay goob amni oo ku taalla meel ka baxsan xarunta Aqalka Cad.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo ka fakaraya inuu mar kale weer ku qaado Iiraan Wararka ka imanaya Mareykanka ayaa sheegaya in Madaxweyne Donald Trump, uu weli ka fiirsanayo go’aanka uu ka qaadanayo xiisadda kala dhaxaysa Mareykanka iyo Iiraan.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qaar kamid ah dalalka Yurub oo u yeeray safiirrada Israa’iil u jooga dalalkooda, ka tacaddiyadii loo geystay sama-falayaasha Qasa Dhowr dal oo Yurub ah ayaa u yeertay safiirradooda Israa’iil u fadhiya dalalkooda, kadib caro xooggan oo ka dhalatay sida loola dhaqmay kooxdii u ololeynaysay gurmadka dadka reer Qasa.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidamada Israa’iil oo si argagax leh ula dhaqmay sama-falayaal la socday doomo gargaar u waday Qasa Wararka ka imanaya marinka Gaza ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka Israa’iil ay xalay gacanta ku dhigeen sama-falayaal saarnaa doomo gargaar siday oo ku sii jeeday Gaza.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xogo horleh oo ka soo kordhay weerarkii masaajidka San Diego Weerar hubeysan oo ka dhacay masaajid ku yaalla magaalada San Diego ayaa sababay dhimashada saddex qof, iyadoo waardiye amni oo lagu magacaabi jiray Amin Abdullah lagu tilmaamay geesi badbaadiyay nolosha dad badan kadib markii uu ka hortagay weerarka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxaa laga hadlay kulankii madaxda Ruushka iyo Shiinaha ee magaalada Beijing? Madaxda dalalka Shiinaha iyo Ruushka ayaa maanta ku kulmay magaalada Beijing, halkaas oo ay uga furantay shir-madaxeed diiradda lagu saarayo xoojinta xiriirka labada dal iyo arrimo caalami ah oo saameyn weyn ku leh dunida.