1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Midowga Yurub oo Taageeray Wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland Midowga Yurub ayaa soo dhaweeyey wadahaladii Soomaaliya iyo Somaliland ee Djibouti ku dhexmaray 14-kii bishan June, waxa ayna ku tilmaameen in uu ahaa talaabo muhiim ah oo rajo gelinaysa shacbiga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal-Madaxweyne Geele Oo Xaqiijiyay Kulanka Rasmiga Ee Madaxweyne Farmaajo Iyo Muuse Biixi Madaxweyanaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa xaqiijiyay kulanka rasmiga ee u dhaxeeya Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo Iyo Muuse Biixi Cabdi.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka: Dibadbaxyaal Careysan oo Gubay Xarun Boolisku Ku Leeyihiin Minneapolis Xarun boolis oo ku taalla magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa dab la qabadsiiyay iyadoo dibadbaxyo rabshada wata ay ka socdaan magaladaasi habeenkii seddaxaad. Muddaaharaadayaasha ayaa ka careysan dilka ay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Mareykanka oo Kala Diraya Guddiga La Tacaalidda COVID-19 ee Dalkaasi Aqalka Cad ayaa qorsheynayaa inuu todobaadyo gudahood uu ku soo afjaro shaqada guddiga ka hortagga Corona, iyadoo dalkaasi uu weli faro ba’an ku haayo xanuunka covid-19. Aqalka Cad ayaa wajahaya…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’isulwasaaraha Ingiriiska oo Shaqada Ku Soo Laabanaya Ka Dib Maalmo uu La Xanuunsanaa Coronavirus Xafiiska ra’iisal wasaaraha Britain ee Downing Street ayaa shaaciyay in Boris Johnson uu Isniinta soo socota shaqada kusoo laaban doono. Muddo laba todobaad laga joogo ayay ahayd markii uu ra’iisal…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Trump oo Qalinka Ku Duugay Amar Lagu Hakinayo Kaarka Deganaanshaha Mareykanka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa waxa uu saxiixay amar madaxweyne oo uu si kumeelgaar ah ugu joojinayo ansixinta qaar ka mid ah kararka deganaanshaha Mareykanka ee green card-ka. Amarkan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Hakinaya Dhaqaalaha uu Siiyo Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu faray maamulkiisa in uu hakiyo dhaqaalaha la siinayo hey’adda caafimaadka adduunka ee WHO. Waxa uu sheegay in WHO ay ku guuldareysatay waajibaadkeeda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Tirada Dadka Mareykanka ugu Geeriyooday Coronavirus oo Korortay Tirada caabuqa Corona ugu dhimatay dalka mareykanka ayaa imika aad sare ugu sii kacday. Tirada ayaa iminka ka sare martay 5,000, sida laga soo xigtay jaamacadda Johns Hopkins, Mar sii…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Guddoomiyaha Midowga Afrika Oo Galay Xaalad Karaantiil Ah Guddoomiyaha midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa sheegay in uu galay xaalad karaantiil ah ka dib markii qof ka shaqeeya xafiiskiisa laga helay xanuunka caalamka faraha ba’an ku haya ee…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Boqorka Dalka Wales Oo Laga Helay Cudurka Coronavirus Amiirka Wales ayaa baaritaan lagu sameeyay lagu ogaaday in uu qabo xanuunka coronavirus, sida lagu sheegay war saxaafadeed ka soo baxay Aqalka Clarence. “Amiir Charles, oo 71 sano jir ah,…