1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Masar oo sheegay in nabad-gelyada bariga dhexe ay ku xirantahay helitaanka dowladda Falastiini ah Madaxweynaha Masar ayaa sheegay in nabad ka dhalata bariga dhexe aan la gaari doonin ilaa laga dhiso dowlad madax banaan oo Falastiin ah oo lagu sameeyo xuduudihii 1967-kii. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidanka Israa’iil oo dalbaday in si degdeg loo caddeeyo mustaqbalka marinka Qasa Militariga maamulka Israa’iil ayaa dalbaday in si degdeg ah loo caddeeyo mustaqbalka marinka Qasa, ayagoo ka horyimid in Xukuumadda Tel Aviv ay dhulkaas wada qabsato oo gumaysato. TV-ga Channel 12…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muxuu ka dhiganyahay Heshiiska Rwanda iyo DRC Congo? Dalalka Rwanda iyo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo oo muddo dheer ay xurgufi ka dhexaysay ayaa heshiis nabadeed oo Mareykanka iyo Qatar ay dhexdhexaadiyaal ka yihiin ku kala saxiixday magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo sheegay in duqeyntii xarumaha Nuclear-ka Iran ay xabbad-joojinta sabab u noqatay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo ka hadlay dagaalkii adkaa ee dhowaan dhex maray Israa’iil iyo Iran ayaa sheegay in ay duqeyntii Mareykanku ku weeraray xarumaha Nukliyeerka Iran ay dagaalka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil oo aqbashay heshiiska xabbad-joojinta ah ee ay la galayaan Iran Maamulka Israa’iil ayaa sheegtay inay aqbashay xabbad-joojinta uu soo jeediyay Trump, kaas oo la doonayo in lagu soo afjaro dagaalka 12-kii maalmood ee la soo dhaafay ka socday Gobolka Bariga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iran oo jawaab adag ka bixisay weerarkii Mareykanka Saacado ka dib markii Mareykanku uu weeraray xarumaha Nukliyeerka Iran, jawaabta Tehran ayaa noqatay mid adag, waxayna duqeymo ka geysatay in ka badan 400 oo goobood oo ah dhulka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxaa ka jira in Mareykanka iyo Israa’iil ay sanad ka hor qorsheeyeen weerarka xarumaha Nukliyeerka Iran? Sida ay sheegtay shabakadda wararka ee ABC, oo soo xiganaysa ilq sirdoon oo dhanka Israa’iil ah, Maraykanka iyo Israa’iil ayaa weerarka xarumaha Nukliyeerka Iran iyo tababar ku saabsan ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Waxyeello noocee ah ayaa gaartay xarumaha Nukliyeerka Iran? Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in diyaaradaha Mareykanka ee dalkiisu ay weerar duqeyn ah ku qaadeen saddex xarumood oo muhiim ah oo ka tirsan barnaamijka nukliyeerka Iran, kuwaas…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo ku hanjabay inuu Iran mar kale weerar culus ku qaadi doono Wax yar ka dib markii Mareykanku oo dhawr bam oo dhulka hoos u dalooliya ku garaacay xarumaha Nuclear-ka Iran ee Fordow, Nataas iyo Isfahaan, madaxweyne Trump ayaa soo saaray digniin…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil, “Iran waxay doonaysaa inay naga takhalusto Maamulka Israa’iil ayaa sheegay in dowladda Iran ay gacanta ku hayso qorshe gebi ahaan lagu burburinayo nadaamkooda, islamarkaana khariidadda bariga dhexe looga tirtirayo. Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil oo u warramay…