1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Donald Trump Oo $916 million Khasaaray, Kuna Raaxeystay Lacagtii Cashuuraha Hadal-heynta ugu badan Mareykanka waa sida Donald Trump aanu u bixin Cashuuraha wixii ka dambeeyay 90-meeyadii, Trump waxaa lagu leeyahay lacag hal Bilyan ka badan, intii uu bixin lahaa lacagtaas…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Itoobiya oo si Rasmi ah Ugu Dhawaaqday Dhameystirka Waddo Khad Tareen ah oo isku Xirta Adis Ababa iyo Jabuuti Dowladda Itoobiya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday dhameystirka dhismaha waddo tareen casri ah oo isku xiraysa magaalo madaxda Itoobiya ee adis ababa iyo dalka Djibuuti. Khadkan tareen oo si…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxkamadda Dastuurka ee Dalka Gabon oo Diidday Duristii Mucaaradka ee Natiijada Doorashooyinka Makamadda Dastuurka ee dalka Gabon ayaa Jimcihii go’aan ka gaartay natiijada doorashooyinka iyadoo diidday duristii mucaaradka ee doorashooyinka dalkaas 27 August, taas oo ku guuleystay madaxweynaha hadda ee Ali Bongo.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhaqaale yahan Mareykan ah: Obama Qaata oo Erdogan Na Siiya Dhaqaale yaahanka caanka ah ee reer Mareykan Arthur Laffer ayaa aad u amaanay siyaasadda dhaqaale ee dalka Turkiga isagoo madaxweyne Erdogan ku ammaaney inuu ku guuleystay siyaasadda dhaqaale ee dalkiisa.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muslimiinta Sierra Leone oo Laga Qaaday Xayiraaddii Dhanka Xajka ee in Muddo ah Saarneyd Madaxweynaha dalka Sierra Leone ‘Ernest Bai Koroma’ ayaa Talaadadii shalay ka hadlay sida uu ugu faraxsan yahay in Xujeydii ugu horreysay ee dalkiisa ka socotaa ay gaaraan dhulka Barakeysan ee…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidamada Badda ee Talyaaniga oo Badbaadiyay 500 oo Muhaajiriin ah Agagaarka Xeebaha Liibiya Ciidamada Badda ee dowladda Talyaaniga ayaa Isniinta maanta ah badbaadiyay nolosha 500 oo muhaajiriin ah oo ay doonni kula jabtay biyaha Mediterranean-ka ee agagaarka xeebaha dalka Liibiya. Ciidankan ayaa wakaaladda…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Turkiga iyo G20: Merkel iyo Erdogan oo Qaxootiga isku Haya , Obama iyo Putin oo Arrinta Suuriya ku Muransan iyo Hollande oo Ka Baaqday Shirka G20 ee sanadkan oo ka dhacaya dalka Turkiga gaar ahaa magaalo xeebeedka Antalya waxaa xoogga lagu saari doonaa arrimaha amaanka, Tahriibka Yurub, dagaalka Daacish, dagaalka Suuriya, isbadalka cimilada iyo…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Guushii Doorashada Xisbiga AKP ee Dalka Turkiga Doorashadii Axaddii ee dalka Turkiga waxaa loo tartamayey 550 Kusri , Axsaabta waxaa ay gaarayaan 16 xisbi oo ay ugu horeeyeen Justice and Development party (AKP 2001), Republican People’s party…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dadkii Ku Dhintay Diyaaraddii Ruushka oo Meydkooda La Geeyay St Petersburg 140 meyd oo ka tirsan dadkii ku dhintay diyaaraddii Ruushka ee ku burburtay Sinay ee dalka Masar ayaa la geeyay St Petersburg, halkaas oo ay ku socotay diyaaradda inta aanay…
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Faahfaahin: Xisbiga AKP oo Aqbaliyad weyn Ku Guuleystay Doorashadii Turkiga Xisbiga talada haya ee AKP ayaa guulweyn ka gaaray doorashadii baarlamaaniga aheyd ee maanta ka dhacday dalka Turkiga. Codadkii la tiriyay AKP ayaa ku guuleystay in ka badan 50% ,…