1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muwaadiniin u dhashay Shiinaha oo lagu diley weerar argagixiso oo ka dhacay dalka Pakistan Safaaradda Shiinaha ee Pakistan ayaa sheegtay in ugu yaraan laba ka mid ah muwaadiniinteeda la dilay halka mid saddexaadna la dhaawacay ka dib markii kolonyo ay la socdeen lagu weeraray meel u dhow garoonka diyaaradaha ee Karachi.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka oo muddo dheer ka dib liiska argagixisada ka saaray ururka Daalibaan ee maamula Afgaanistaan Ruushka ayaa ku dhawaaqay inuu liiska argagixisada ka saaray ururka Daalibaan ee maamula dalka Afgaanistaan, asagoo go’aankaas ku tilmaamay mid muhiim ah oo mudnaa in mar hore la gaaro.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhinacyada ku dagaalamaya Suudaan oo maanta ku kulmaya dalka koonfur Afrika Dhinacyada ku dagaalamaya dalka Suudaan ayaa maanta isku soo hor fariisanaya kulan ku saabsan nabadda oo ka dhaca Magaalada Johannesburg ee dalka koonfur Afrika.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu yaraan 6 Askari oo ka tirsan militariga Pakistan oo lagu diley iska hor-imaadyo ka dhacay galbeedka dalkaas Garabka warbaahinta milatariga ayaa Sabtidii sheegay in Gaashaanle Sare Muhammad Ali Shoukat uu ka mid ahaa lix askari oo lagu dilay dagaal habeen hore ka dhacay degmada Waqooyiga Waziristan ee gobolka Khyber Pakhtunkhwa oo ay weheliyaan lix fallaago ah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo duqeymo xooggan ka geystay goobo muhiim ah oo ku yaalla Yemen Sida ay sheegeen Millatariga Mareykanka waxa ay duqeymo cirka ah ku garaaceen bartilmaameedyo ay Xuutiyiinta Yemen ku leeyihiin magaalooyinka Sancaa iyo Xudeyda ee dalka Yemen.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dalka ay kasoo jeeddaan 48 qof oo dooni kula degtay Jabuuti oo la shaaciyay Dowladda ayaa ayaa xaqiijisay in dhammaanba muhaajiriintii 48 ahaa ee noloshooda ku waayay xeebaha Jabuuti ay ahaayeen mudwaadiniin Itoobiyaan ah.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Bariga dhexe Xaaladda Bariga dhexe ayaa wali ku sugan mid aan cago badan ku taagneyn ka dib markii Israa’iil ayaa duqeysay bartamaha magaalada Beyrut ee caasimadda Lubnaan, duqeymahaas oo la xaqiijiyay in…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay xeeldheereyaashu ku tilmaameen weerarkii Iran? Xeeldheereyaasha dunida ee aqoonta u leh arrimaha militariga iyo sirdoonka ayaa si weyn u fallanqeynaya weerarkii ballaarna ee Iran ay saaacado ka hor ku qaaday maamulka Israa’iil.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxaa laga yiri weerarkii ay Iran ku qaaday maamulka Israa’iil? Saacado ka hor dowladda Iran ayaa in ka badan 300 oo gantaal ku garaacday magaalooyin ku yaalla gudaha maamulka Israa’iil oo ay Tel Aviv ugu horreyso iyo meelo kamida deegaannada la haysto ee falastiin.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil oo duqeysay Caasimadda dalka Suuriya Inta la xaqiijiyay Saddex qof oo rayid ah ayaa ku dhintay, halka sagaal kalena ay dhaawacmeen duqeymo ay Israa’iil ka geysatay caasimadda magaalo madaxda dalka Suuriya ee Dimishiq sida ay sheegtay warbaahinta dowladdu