1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Milatariga Suudaan oo Sheegay in Gacanta Lagu Dhigay Hub Ku Socday Ciidanka RSF Milatariga dalka Suudaan ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen Hub fara badan oo ay sheegeen in loo waday xoogagga kasoo horjeeda ee RSF, kuwaas uu hoggaamiyo Generalka gadooday Hamdaan…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Raila Odinga oo ku Gooddiyay Dibadbaxyo Hor leh oo Looga Soo Horjeeda Dowladda Hoggaamiyaha mucaardka Kenya Raila Odinga ayaa sheegay in uu dadka Kenyaanka ah u horseedi doono in ay ka soo horjeestaan in la meel mariyo hindise sharciyeedka Maaliyadda 2023 kaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hey’adda Maareynta Musiibooyinka oo Gargaar Gaarsiisay Degmada Afmadow Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa gargaar Beni’aadannimo waxa ay gaarsiisay degmada Af-madow ee gobolka Jubbada hoose. Gargaarkan ayaa loogu talagalay dadka abaaraha ay ku saameesay degaannada iyo baadiyaha fog ee…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kumannaan Kalluun ah oo Kusoo Caariyay Xeebaha Dalka Mareykanka kumannaan kalluun ayaa dhintay kuna soo caariyay xeebta Dhinaca Gacanka ee gobolka Texas ee dalka Mareykanka, arrintaan ayaa siyaabo kale duwan looga hadlay, waxaana wali aan la shaacin sababta keentay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muxuu Madaxweyne Xasan Shiikh Ka Yiri Shirka IGAD uu Khudbad Ka Jeediyay? Madaxweynaha JFS mudane Xasan Maxamuud oo ka qeybgalaya meertada 14-aad ee shirka IGAD ayaa ka hadlay guulaha amni iyo siyaasadeed ee ay ku tallaabsatay dowladda Soomaaliya iyo halganka dalka lagaga…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sucuudiga oo Iskaashi La Sameysanaya Shiinaha, Xilli Reer Galbeedku Diidan Yihiin Dowladda Boqortooyada Sucuudiga ayaa qorshaynaya inuu Shiinaha la yeesho wada-shaqayn fiican, oo aan ku salaysnayn tartan labada dhinac dhexmara, sida uu sheegay wasiirka tamarta ee dalka Sucuudiga oo Axaddii la…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shil Ka Dhacay Australia oo Sababay Geerida 10 Ruux iyo Dhaawaca 20 Kale Waxaa inta inta xaqiijiyay ku geeriyooday ku dhowaad 10 qof , halka 20 kalena ay jiraan isbitaal, kadib markii uu shil galay Bas siday dad kasoo laabtay aroos oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dibadbax Ka Dhan ah Isbeddelka Garsoorka iyo Xasuuqa Lagu Hayo Falastiin oo Ka Dhacay Israel Tobanaan kun oo mudaaharaadayaal ah ayaa isugu soo baxay magaalooyinka Israa’iil, kuwaas oo ka mudaaharaadaya qorshayaasha muranka dhaliyay ee xukuumadda Ra’iisal wasaare Benjamin Netanyahu ay ku dooneyso in ay wax…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ilhaan Cumar oo Xil sare Looga Magacaabay Aqalka Wakiilada Ilhaan Cumar ayaa loo magacaabay ku-xigeenka hoggaanka xubnaha xisbiga dimoqraadiga ee Guddiga Miisaaniyadda ee Aqalka Wakiilada Mareykanka. Guddigan ayaa mas’uul ka ah dejinta heerarka kharashka guud ee dowladda. Ilhaan, oo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Koox Hubeysan oo Weerar Ku Dishay in Ka Badan 30 Dalka Nigeria Dalka Nigeria Dablay hubaysan ayaa ku dishay ugu yaraan 30 qof, halka ay afduubteen tiro caruur ah, weeraro ka kala dhacay illaa saddex gobol oo ku yaalla dhinaca woqooyi ee…