Waddo muhiim ah oo Webi Caasimadda ku dhex yaal isku badashay Inta lagu jiro xilli roobaadyada waxaa biyo dageenno maristoodu ay adag tahay isku badeli qaar kamida waddooyinka ku yaalla faras magaalaha caasimadda dalka ee muqdisho, waxaana ka dhasha caqabado ka dhan isku socadka dad iyo gaadiidka 1 daqiiqo
2 daqiiqo Falcelin xoog leh oo ka dhalatay xildhibaanno ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya Falcelin xoog leh oo ka dhalatay xildhibaanno ka soo jeeday deegaanada koonfur galbeed ayaa qabsatay baraha bulshada iyo fagaareyaasha dadka Soomaaliyeed ku kulmaan, waxayna dadweynaha intooda badani falkaas ku tilmaameen gef ka dhan qaranimada dalka
2 daqiiqo Federaalka Soomaalidu ma si kalay u fahamtay? Soomaaliya waxay qaadatay hannaanka Federaalka muddo haatan laga joogo 20 sano ka hor, waana mid kamida natiijooyinkii ka dhashay dagaalladii sokeeye ee sanadaha badan socday iyo maamullo deegaanada qaar ka…
1 daqiiqo Itoobiya oo qaaday tillaabo kale oo xadgudub ku ah madax-bannaanida iyo midnimada Soomaaliya Xilli saacado ka hor dowladda Itoobiya oo ka falcelinaysa imaanshaha ciidamada masar ee gudaha Soomaaliya ay ku hanjabtay inay qaadayso tillaabooyin ay ku muujinayso saamaynteeda gobolka ayay maanta samaysay fal xadgudub ku ah midnimada iyo
2 daqiiqo Itoobiya ma waxay marmarsiyo u raadinaysaa xadgudub kale oo ka dhan madax-bannaanida Soomaaliya ? Waxaa todobaadkan magaalada Muqdisho soo gaaray diyaarado militari oo Masar ay leedahay, kuwaas oo la sheegay inay hub iyo ciidan wadeen, islamarkaana ay hordhac u yihiin kumanaan askari oo dalkaasi uu doonayo inuu Soomaaliya u soo daabulo.
1 daqiiqo Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay diyaar u tahay in Itoobiya ay Dekadaha ganacsi ahaan u adeegsato Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka qeyb-galay kulan dadweyne, islamarkaana ka jawaabayay su’aalo madashaas lagu weydiiyay ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay diyaar u tahay in Itoobiya ay wax kala soo degto oo adeegsado dekadaha
1 daqiiqo Wasiirka arrimaha dibadda XFS Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyay waxa sababay inay fashilmaan wada-hadalladii Ankara. Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibedda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa faahfaahin ka bixiyay sababaha keenay inay natiijo la’aan ku soo dhammaadaan wada-hadalladii Soomaaliya iyo Itoobiya ee magaalada Ankara, gaar ahaan wajigii labaad.
2 daqiiqo Soomaaliya oo Ku Biirtay Suuqa Caalamiga ah Ee Bulshada Bariga Afrika (EAC) Soomaaliya ayaa si rasmiga ah ugu biirtay suuqa bulshada bariga Afrika ee loo yaqaanno EAC kadib markii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu ka qeyb-galay Meertada 23-aad ee Hoggaamiyeyaasha dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC)
2 daqiiqo Puntland: Mucaaradka oo Weli Diiddan Doorashada Qof iyo Codka ah ee Madaxweyne Deni Ku Dhawaaqay Dadaalo lagu doonayo in lagu dhax dhaxaadiyo dhinacyada is haya ee mucaaradka iyo madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa u muuqda kuwa burburay kadib markii ay sabtidii ku celiyeen in ay diidan yihiin qof iyo cod.
2 daqiiqo Dowladda Soomaaliya iyo IMF oo gaaray heshiis cusub oo ku saabsan taageerada iyo dib-u-habeynta Maaliyadda. Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay warbixin ay uga hadashay dadaalka Dowladda Soomaaliya ee hannaanka dib-u-habeynta Maaliyadda oo meel wanaagsan maraya iyo Dowladda Soomaaliya iyo IMF