1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamdda Wareegta Oo Laga Hirgelinayo Degmooyinka Iyo Deegaannada Sh/dhexe Deegaanno badan oo ka mid ah gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxaa ka soconaya qorshe ballaaran oo ku aadan sidii deegaannadaasi looga hirgelin lahaa Maxkamadda Wareegta. Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Shabellaha Dhexe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayey Amniga Oo Ka Dhacay Degmada Jalalaqsi, Hiiraan Kulan ballaaran oo looga hadlayey amniga guud ee degmada Jalalaqsi iyo wada shaqeyn dhexmarta bulshada iyo Ciidanka ayaa lagu qabtay degmadaasi. Kulankaan waxaa soo qaban qaabiyey maamulka degmada Jalalaqsi, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga: Xaflad Aroos Oo Isku Badashay Tacsi Iyo Kala Carar Qaraxa oo ka dhacay goob aroos ah ayaa la sheegayaa in ay ku dhinteen in ka badan 30 qof halka 90 kale ay ku dhaawacmeen, dhibaatadan waa tii ugu xumeyd…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo Loogu Deeqay Gaadiid Ciidan (Sawirro) Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Cabdixakiim Cabdillaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta Madaxtooyada Puntland ee Garoowe kaga guddoomey hay’adda SSF Afar Gaari oo ah nooca Booliska ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Ka Socotay Booliiska Dowladda Federaalka Oo Kormeeray Ciidan Lagu Tababarayo Cadaado Saraakiil ka tirsan Booliska Dowladda Federaalka iyo kan Galmudug ayaa maanta kormeer ku tegay xero ciidan oo tababar uu uga soconayo ciidamo ka tirsan Galmudug. Xeradaan ciidan oo ku taalla…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Siilaanyo oo Dadka Reer Sool u Ballan Qaaday Waxqabad Taariikhi ah Madaxweynaha maamulka Somaliland oo booqasho ku jooga gobolka Sool ayaa dadweyne kala duwan oo ka kala yimid deegaanada tuulooyinka gobolka Sool ayaa waxa uu kula hadlay deegaanka Adhi-cadeeye oo magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Tacsi Ka Diray Geeridii Sarreeye Guud Maxamed Cali Samatar Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke wuxu tacsi u diray qoyskii, qaraabadii, ehelkii, asxaabtii iyo shacabka Soomaaliyeed, geerida ku timid S/Guud Maxamed Cali Samatar oo ku geeriyooday…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Howlgallo Burburin Ah Ka Sameeyay Magaalada Garoowe Maamulka degmada Garoowe ee gobalka Nugaal oo kaashanaya maamulka gobalka iyo saraakiil ciidan ayaa howlgallo burburin ah ka sameeyay xaafado ka tirsan magaaladaasi. Howlgalka lagu burburinayo dhulkaan ayaa waxaa laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Sheegtay In Dib Loo Dhisayo Maktabaddii Qaranka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay waddo qorshe dib loogu dhisayo makatabaddii qaranka oo ku burburtay dagaalladii sokeeye ee dalka ka dhacay. Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedkii Sarreeye Guud Maxamed Cali Samatar Oo Dhameystiran Waxaa Maanta gobolka Virginia ee dalka Mareykanka ku geeriyooday Sarreeye Guud Maxamed Cali Samatar, madaxweyne ku xigeenkii hore ee Soomaaliya. Marwo Sahro Maxamed Cali Samatar wasiirka haweenka iyo xuquuqul-Insaanka oo…