1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlay Horumarinta Shaqada Isbitaalka Degmada Afgooye Oo Maanta Degmadaas Lagu Qabtay Kulan ay maanta isugu yimaadeen degmada Afgooye ee gobalka Shabeellaha Hoose maamulka degmada, guddiga Isbitaalka degmada iyo ururrada bulshada ayaa looga hadlay xaaladda isbitaalka guud ee degmadaasi Afgooye. Agaasinka isbitaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare Puntland Oo Maanta Xilkaasi Lagu Wareejiyey Guddoomiyaha cusub ee maxkamadda sare Puntland Yuusuf Xaaji Nuur ayaa maanta xilkaasi si rasmi ah ugala wareegay guddoomiyahii hore Cabdilqaadir Shiikh Maxamuud kadib munaasabad ka dhacday magaalada Garoowe. Madaxweyne kuxigeenka Puntland Cabdixakiim…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo Ka Hadlay Walwalka Axsaabta ee Dib U Dhac Ku Yimaadda Doorashooyinka Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay inay wali ku taagan yihiin qorshihii ahaa in doorashada madaxweynaha iyo tan baarlamaanka la qabto waqtigii hore loogu ballamay ee 17 bisha April sannadka 2017.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: In Ka Badan 10 Qof Oo Ku Geeriyootay Qaraxyadii Gaalkacyo Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Labo qarax oo maanta ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Puntland, kuwaasi oo khasaare kala duwan geystay. Wararka Goobjoog News ay ka helayso…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Qof Oo Ku Geeriyootay Dagaal Ka Dhacay Garoonka Diyaaradaha Laascaanood Labo qof ayaa ku geeriyootay dagaal u dhaxeeyay ciidamada ilaalada Garoonka diyaaradaha Laascaanood iyo dabley hubeysan oo la socotay ganacsato Qaad wadayaal ah. Dagaalkaan ayaa yimid kadib markii ganacsatada ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Qarax Oo Goor Dhaw Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo Ee Gobolka Mudug Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in Qaraxyo xooggan goor dhow ay ka dhaceen Waqooyiga magaaladaasi ee Puntland maamusho. Wariyeyaasheenna ku sugan Gaalkacyo ayaa soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Kaxda Oo Furaya Waddooyinka Xiran Ee Degmadaasi Maamulka degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay wadaan qorsheyaal horumarineed oo degmadaasi ah, islamarkaana ay doonayaan in mashaariic kala duwan ka fuliyaan degmadaasi. Guddoomiyaha degmadaasi Maxamed Ismaaciil…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka JABOUTI: Kireynta Saldhigyada Milatari ee Dalalka Shisheeye oo ah il Dhaqaale oo aad Muhiim u ah Dowladda Jabouti waa dowlad ku fadhida dhul badkiisu yahay 23kun oo Km2, dadkeeduna waxa uu ku dhaw yahay 830 kun oo qof, waxaase saldhigyo ku leh Mareykanka, Faransiiska, Talyaaniga iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo Soo Bandhigay Rag Ay Sheegeen Inay Kasoo Baxsadeen Al-shabaab Maamulka Puntland ayaa magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari kusoo bandhiggay Saddex ruux oo dhallinyaro ah islamarkaana sheegay inay ka mid ahaayeen Xarakada All-shabaab. Raggaan ayaa magacyadooda waxay ku kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Wanlaweyn Oo Sheegay Inay Ka Hortageen Rag Maleegayey Falal Amni Darro Maamulka degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay ka hortageen falal amniga ka dhan ah, islamarkaana la doonayey in shacabka lagu waxyeeleeyo. Gudoomiye ku xigeenka…