1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka: $6 million oo Ayaan u Qoondeynay Doorashada Soomaaliya ee 2020/2021 Mareykanka ayaa sheegaya in ay Soomaaliya ka taageerayaan doorashada guud ee 2020/2021 balse aaney u yeerin-doonin. Ambassador Yamamoto oo ah safiirka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa sheeko muuqaal ah uu la…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Jawaabta: Ma Dhici Kartaa Doorasho Qof iyo Cod Ah 2020/2021? Iyada oo dalku uu ka jiro Covid 19, baarlamaanka federaalka ah oo fasax tahay ayaa hadana waxaa dhow doorashada 2020/2021 oo ay aheyd in xilliga ay meel fiican mareyso. Haddaba Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: 59 oo Covid 19 La Xanuunsan, 2 Wasiir ayaa Ku Jirta Tan iyo markii qalabka lagu baaro cudurka Covid 19 la geeyey dowlad goboleedka Puntland, waxaa laga helay kiisas badan. Wasiirka Caafimaadka Puntland Jaamac Faarax Xasan oo xalay ka warbixiyey tirada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakac Ka Socda Magaalada Baladwene Ka Dib Markii Webigu Fatahaad Bilaabay Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyn ayaa sheegay in saaka magaaladaasi ay ka barakaceen dad badan, ka dib markii wabiga shabeelle uu fatahaad ka sameeyay qeybo ka mid ah magaaladaasi oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo iyo Guddiga Xakameynta COVID-19 oo Wada Hadlay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khadka internetka kaga qeyb galay shirka joogtada ah ee Guddiga Qaran ee Xakameynta Cudurka COVID-19 ayaa ku bogaadiyey Xukuumadda in la gaarsiiyey Dowlad Goboleedyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirkii Waxbarashada Jubbaland oo Geeriyooday iyo Madaxweyne Axmed Madoobe oo Ka Tacsiyadeeyay Allaha u naxariistee waxaa isbitaal ku yaalla dalka Hindiya ku geeriyooday wasiirkii waxbarashada maamulka Jubbaland Maxamed Ibraahim Maxamuud waxaana geeridiisa ka tacsiyadeeyay madaxweynaha maamulkaasi Axmed Maxamed Islaam Madoobe. Marxuumka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore ee Maamulkii Ximan iyo Xeeb oo Maanta Geeriyooday Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Cabdi Maxmed Axmed Nuur (Cabdi Kuus) oo hore uga soo mid noqday masuuliyiintii ugu sareysay ee maamulkii la oran jiray ximan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay iyo AMISOM oo Ka Qeyb Qaadanaya Baaritaanka Diyaaradda Ku Burburtay Bardaale Qoraal ka soo baxay ku xigeenka gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada midoobay Adam Abdelmoula ayaa lagu sheegay inay ka qeyb qaadan doonaan baaritaanka ku aaddan sababta dhabta ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taabid Cabdi oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Tacadiga Loo Geysanayo Suxufiyiinta Soomaaliyeed Guddoomiyihii hore ee gobalka Banaadir ahaana duqii Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Faceboogga waxa uu uga hadlay tacadiyada ka dhanka ah saxaafadda iyada oo lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Shariif iyo Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya oo Kawada Hadlay Doorashada Dalka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed haatanna ah guddoomiyaha madasha xisbiyada qaran ayaa isaga iyo safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya Ben Fender waxa ay ka wada hadleen arrimo dhowr…