1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland oo Maanta Diiwan Gelisay 14 Kiis oo Coronavirus Ah Soomaaliland ayaa shaacisay in manta deegannadeeda laga helay kiisas dhowr ah oo la xiriira caabuqa sida ad dunida u saameeyay ee COVID-19. Wasaaradda caafimaadka Soomaaliland oo soo saaratay warbixinta maalin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Covid 19: Dowladda Federaalka Ah iyo Puntland oo Xogo Iskhilaafsan Soo Bandhigay Arbacadii Arrimaha la xiriira xoga Covid 19 ee Soomaaliya waxaa ay galab weliba dad la wadaaga xaaladaha dowladda federaalka ah iyo qaar ka mid ah dowlad goboleedyada. Haddaba, waxaa soo baxeysa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland oo Xaqiijisay Kiisas Cusub oo Coronavirus Ah Wasaaradda caafimaadka Soomaaliland ayaa sheegtay in maanta deegaannada maamulkaasi ay ku soo kordheen xaalado cusub oo cudurka COVID-19 ka dib markii dad looga shakiyay xanuunka lagu sameeyay baaritaan. Warbixinta maalin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliska Galmudug oo Taliye Cusub Loo Magacaabay Taliyaha booliska Soomaaliya Cabdi xasan Maxamed Xijaar ayaa xilkii ka qaaday taliyihiin booliska deegaannada Galmudug gaashaanle sare Cabdikariin Macallin Xuseen isaga oo taliye cusubna magacaabay ka dib dikareeto xafiiskiisa ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Axmed Madoobe oo Kismaayo Ka Furay Shirka Nabadeynta Jubbaland Madaxweynha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa xalay magaalada Kismaayo ee xarunta maamulkaasi waxa uu ka daah furay shir loogu magacdaray nabadeynta iyo dib u heshiisiinta Jubbaland waxaana Axmed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Himilo Qaran: Dowladda Federaalka Ah Weli Ma Bixin Magtii Maxkamadda Sare Noo Xukmisay Xisbiga Himilo Qaran ayaa sheegaya in weli aaney dowladda federaalka ah bixin magdhow ay xukmisay maxkamadda sare ee dalka horraantii April ee sanadkan taasoo la xiriirtay xayiraadii safar ee bishii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo Bilowday Xaraashka Bolookyo Shidaal, Maxaa Ka Dhalan Kara? Wasiir ku xigeenka wasaaradda Batroolka Maxamuud Cabdikadir Hilaal ayaa talaadadii waxaa uu bartiisa Twetterka soo dhigay in dowladda federaalka ah ay bilowday xaraashka ilaa 7 bolook oo shidaal isaga oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin: Biyo-Baxa Webi Shabeelle oo Ka Adkaaday Baladweyne, Xaafado Badan oo Go’doonsan Wararka naga soo gaaraya magalaada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in webiga biyaha ay soo galeen inta badan magaalada iyaga oo go’doomiyey xaafado badan. Weriyaha Goobjoog News ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: Wabiga Shabeelle oo Ku Fatahay Magaalada Baladweyne iyo Barakac Halkaasi Ka Bilawday Wararka aynu ka heleyno magalada Baladweeyne ee xurunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya Wabiga Shabeelle oo maalmihi la soo dhaafay waday biyo aad ufarabadan in uu maanta ku fatahay xaafado ka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland oo Sheegtay inay Go’aan Cad Ka Qaadan Doonaan Dowladda Federaalka Ah Sida uu sheegay madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan waxaa saacadaha soo aaddan la filayaa in maamulka Jubbaland uu go’aan cad ka qaadato dowladda federaalka ah…