2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Shariif oo Sheegay in Heshiisyo Qarsoodi Ah uu Ka Dhaxeeyo Itoobiya iyo Madaxda DFS Madaxweynhii hore ee dalka haatanna ah guddoomiyaha madasha xisbiyada qaran oo ka hadlayay diyaaraddii ciidan ka tirsan Itoobiya ay ku ku rideen degmada bardaale ayaa hoosta ka xariiqay inuu jiro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland oo Xaqiijisay Kiisas Cusub oo COVID-19 Ah Wasaaradda caafimaadka Soomaaliland ayaa xaqiijisay in kiisas cusub oo Coronavirus ah laga helay deegaannadooda halka sidoo kale ay korortay tirade dadka u geeriyoonaya xanuunkaan. Agaasimaha wasaaraddaasi Dr Maxamed Xergeeye oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka: $6 million oo Ayaan u Qoondeynay Doorashada Soomaaliya ee 2020/2021 Mareykanka ayaa sheegaya in ay Soomaaliya ka taageerayaan doorashada guud ee 2020/2021 balse aaney u yeerin-doonin. Ambassador Yamamoto oo ah safiirka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa sheeko muuqaal ah uu la…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Jawaabta: Ma Dhici Kartaa Doorasho Qof iyo Cod Ah 2020/2021? Iyada oo dalku uu ka jiro Covid 19, baarlamaanka federaalka ah oo fasax tahay ayaa hadana waxaa dhow doorashada 2020/2021 oo ay aheyd in xilliga ay meel fiican mareyso. Haddaba Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: 59 oo Covid 19 La Xanuunsan, 2 Wasiir ayaa Ku Jirta Tan iyo markii qalabka lagu baaro cudurka Covid 19 la geeyey dowlad goboleedka Puntland, waxaa laga helay kiisas badan. Wasiirka Caafimaadka Puntland Jaamac Faarax Xasan oo xalay ka warbixiyey tirada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakac Ka Socda Magaalada Baladwene Ka Dib Markii Webigu Fatahaad Bilaabay Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyn ayaa sheegay in saaka magaaladaasi ay ka barakaceen dad badan, ka dib markii wabiga shabeelle uu fatahaad ka sameeyay qeybo ka mid ah magaaladaasi oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo iyo Guddiga Xakameynta COVID-19 oo Wada Hadlay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khadka internetka kaga qeyb galay shirka joogtada ah ee Guddiga Qaran ee Xakameynta Cudurka COVID-19 ayaa ku bogaadiyey Xukuumadda in la gaarsiiyey Dowlad Goboleedyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirkii Waxbarashada Jubbaland oo Geeriyooday iyo Madaxweyne Axmed Madoobe oo Ka Tacsiyadeeyay Allaha u naxariistee waxaa isbitaal ku yaalla dalka Hindiya ku geeriyooday wasiirkii waxbarashada maamulka Jubbaland Maxamed Ibraahim Maxamuud waxaana geeridiisa ka tacsiyadeeyay madaxweynaha maamulkaasi Axmed Maxamed Islaam Madoobe. Marxuumka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore ee Maamulkii Ximan iyo Xeeb oo Maanta Geeriyooday Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Cabdi Maxmed Axmed Nuur (Cabdi Kuus) oo hore uga soo mid noqday masuuliyiintii ugu sareysay ee maamulkii la oran jiray ximan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay iyo AMISOM oo Ka Qeyb Qaadanaya Baaritaanka Diyaaradda Ku Burburtay Bardaale Qoraal ka soo baxay ku xigeenka gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada midoobay Adam Abdelmoula ayaa lagu sheegay inay ka qeyb qaadan doonaan baaritaanka ku aaddan sababta dhabta ah…