2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan oo Digniin Adag U Diray Hay’adaha Ka Howlgala Gobalkaasi Cali Jeyte Cusmaan guddoomiyaha gobalka Hiiraan ayaa waxa uu digniin adag u diray hay’adaha NGO’s-ka ah ee howlaha samafalka ah ka fuliya gobalkaasi isaga oo sheegay in ha’addii amarkooda diida inay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland oo Maanta Shaacisay inay Korortay Dadka uu Soo Ridanayo Xanuunka COVID-19 Maamulka Soomaaliland ayaa shaacisay in tirada dadka uu soo ridanayo xanuunka Coronavirus ee gudaha maamulkaasi ay kororortay ka dib markii ay maanta shaaciyeen kiisas dhowr ah. Warbixinta maalin laha ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo oo Kulan Dhinaca Internet-ka Ah La Qaatay Dhaqaatiirta La Tacaaleysa COVID-19 Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan dhiirri gelin ah oo ku saabsan xaaladda caafimaad ee dalka, baahiyaha jira iyo dadaallada socda ee lagu xakameynayo cudurka COVID-19 waxa uu la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daadad Saameyn u Geystay Beeraleyda Magaalada Xudur Ee Gobolka Bokool Beeraleyda Degmada Xuddur ee gobolka Bakol ayaa marlabaad dalagooda ku baaba’ay roobab daadad watay oo nawaaxiga xuddur ku da’ay iyadoo sanadkaan roobabka Gugg’a ay si wanaagsan ay uga da’ayaan guud…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: 7 Qof oo Ku Geeriyootay Roobabkii Xalay Ka Da’ay Caasimadda Dalka Roobab xooggan oo xalay caasimadda ka day’ay islamarkaana socday kudhawaad saddexx saacadood ayaa sababay khasaare isugu jira dhimasho, burbur hantiyadeed iyo barakac ay bilaabeen dadkii uu saameynta ku yeeshay roobabkii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga UPD oo Sheegay inay La Xisaabtami Doonaan Masuuliyiinta DF ee Xayirtay Safarkii Senator Fartaag Qoraal ka soo baxaya xisbiga uu hogaamiyo madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxmuud ee UPD ayaa waxaa lagu sheegay inay sharciga la tiigsan doonaan masuuliyiinta dowladda federaalka ee shalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Khasaare Geystay oo Ka Da’ay Muqdisho Waxaa Xalay Magalaada Muqdisho ka da’day ma hiigaan ahaa, oo daad watay kaas oo keenay in ay ka dhalato dhibaato naf iyo maal leh. Xaafado ka tirsan Muqdisho oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirkii Soomaaliya ee Dalka Masar oo Geeriyooday Allaha u naxariistee waxaa dalka Kuwait ku geeriyooday safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Masar iyo jaamacadda carabta ee danjire Cabdulqaadir Maxamed Waceys waxaana geeridiisa ka tacsiyadeeyay xildhibaano ka tirsan golaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 82 Xisbi Siyaasadeed oo La Diiwaangeliyay Kuma Jiro Xisbiga Nabad iyo Nolol Sida ay sheegeen guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka waxaa shahaadooyin ku meel gaar ah la gudoonsiiyay 6 xisbi siyaasadeed oo ka mid noqonaya axsaabta siyaasadeed ee ka jirta dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gedo: Tuulooyin Ku Baaba’ay Fatahaad uu Sameeyay Wabiga Jubba iyo DF oo Gurmad Laga Dalbaday Guddoomiyha degmada Luuq ee Gobolka Gedo Ibraahim Maxamed Nuur Towfiiq ayaa sheegay in 92 Tuulo oo ku yiillay Webiga Jubba hareerahiisa ay baabi’isay fatahaad halkaasi ka dhacday dhowaan. Ibraahim Towfiiq …