2 daqiiqo Sheeko:Dalka Machadka Hiraal: Dilalka Qorsheysan iyo Weerarka Bustooladaha oo Batay 4-tii Bil ee Tagay Machadka arrimaha amniga wax qora ee Hiraal oo fadhigiisu yahay magaalada Muqdisho ayaa qoraal 4 bille ah uu soo saaray waxaa uu ku sheegay in ay kordheen dilalka qorsheysan ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni: Waxaa Socdo Arrimo La Wiiqayo Dowladnimada iyo Horumarka Puntland Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdullhi Deni oo ka hadlayey arrimaha amniga ayaa sheegay in ay jiraan arrimo lagu wiiqayo Puntland isaga oo yiri “Arrimo badan oo ishuwan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland oo Maanta Diiwaan Gelisay Kiisas Cusub oo Coronavirus Ah Soomaaliland ayaa shaacisay in maanta deegannadeeda laga helay kiisas dhowr ah oo la xiriira caabuqa sida ad dunida u saameeyay ee COVID-19. Wasaaradda caafimaadka Soomaaliland oo soo saaratay warbixinta maalin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Ka Shirtay Qorshe Lagu Soo Celinayo Muwaadiniinta Ku Xayiran Caalamka Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka shirtay qorshe la doonayo in lagu soo celiyo muwaadiniinta ku xayiran caalamka ee uu go’doonka galshay xanuunka Coronavirus oo adduunka saameyn adag ku yeeshay. Ra’iisul Wasaaraha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Soo Dhoweysay Xarig Internet oo Dalka Ku Xiri Doona Yurub, Bariga Dhexe iyo Afrika Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada, Md. Eng Cabdi Cashuur Xasan, ayaa soo dhoweeyay mashruuca xarigga internetka 2Africa, oo la filayo inuu noqdo mid ka mid ah kuwa ugu dheer xargaha…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya oo Dalbatay in Dib Loo Dhigo Dacwadda Badda iyo Dowladda Soomaaliya oo Ka Biyo Diiday Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowladda Kenya ay markale dalbatay in dib loo dhigo dacwadda badda ee u dhaxeysa dowladaha Soomaaliya iyo Kenya taas oo taal maxakmadda cadaaladda adduunka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland: 19 Qof oo Cusub ayaa Laga Helay Xanuunka Coronavirus Soomaaliland ayaa shaacisay in maanta deegannadeeda laga helay kiisas dhowr ah oo la xiriira caabuqa sida ad dunida u saameeyay ee COVID-19. Wasaaradda caafimaadka Soomaaliland oo soo saaratay warbixinta maalin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Qoorqoor oo Soo Dhameystiray Liiska Golahiisa Wasiirada Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xalay waxa uu soo dhameystiray liiska golahiisa wasiirada iyadoo la filay in madaxweynuhu uu liiskaan ku dhawaaqo. Liiska masuuliyiin la magacaabay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo Shaacisay Kiisas Cusub oo Coronavirus Ah Saacadihii la soo dhaafay deegaannada maamulka Puntland waxaa laga xaqiijiyay kiisas cusub oo Coronavirus ah ka dib war ka soo baxay wasaaradda caafimaadka maamulkaasi. Wasaaradda ayaa shaacisay in 11 ruux…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Weriye Gurbiye oo Wareysi Taariikhi Ah La Yeeshay Cali Berdura oo Ka Tirsanaa 13-kii SYL Maanta waa 77 sano guuradii kasoo wareegatay aasaaskii ururkii wadaniga ahaa ee SYL. Munaasabaddan iyo maalinta dhalinyarada darteed, Goobjoog News waxaa ay ku maamuseysaa wareysi taariikhi ah oo laga soo qaaday…