3 daqiiqo Sheeko:Dalka Eng Axmed Macallin: Goob aan Amni Ahayn Doorasho Qof iyo Cod Ah Kama Dhici Karto Aqoonyahan Axmed Macallin Cali oo ka mid aqoonyahanada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda ka soo jeeda deegaanada Koonfureed islamarkaana Goobjoog ugu warrmaya qadka Skyp-ka ayaa waxa uu sharaxaad ka bixiyay in…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Daahir Geelle: Dowladdu Waxay Caayeysaa Garaadka Dadkeenna. 3 jeer ayaa Dib Loo Dhigay Dacwadda Baddeenna ay Kenya Nagu Haysato. Wasiirkii hore ee warfaafinta Soomaaliya Amb Daahir Maxamuud Geelle oo qoraal uu soo dhigay boggiisa Facebuugga uga hadlay qaddiyadda badda ee markii saddexaad dib loo dhigay ayaa carabka ku dhuftay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdikariim Guuleed: Tallaabada Ay Maxkamadda ICJ Markii Saddexaad Dib ugu Dhigtay Dacwadda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya Waxaa Ku Jira Tuhun Badan Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed oo ka hadlay kiisaka dacwadda badda ee ay Kenya Muranka gelisay ayaa sheegay in tuhun badan uu ku jiro in markii saddexaad maxkamadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo Soo Saartay Awaamiir Ku Saabsan Maalmaha Ciidda Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa soo saaray awaamiir cusub oo la xiriira maalmaha ciidda gaar ahaan salaadda maalinkaas la dukado. Wasiirka caddaaladda iyo arrimaha diinta maamulkaas Cawil Sheikh Xaamud…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka COVID-19 oo Jira: Akhriso Liiska Dalal Ay Doorashooyin Guud Ka Dhaceen Labadii Bil ee La soo Dhaafay Xilli dunida uu jira COVID-19, oo cabsi badan ay jirto hadana taasi kama reebin dalalka qaar iney doorasho galaan, oo waajibka qaran ay gutaan. Haddaba, Goobjoog News waxaa ay akhristayaasheeda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh: Afar Sano Kahor Meeshii aan uga Tagney Qaddiyadda Badda Ayey Wali Taagantahay Madaxweynihii hore ee soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu kaga hadlay dacwadda badda soomaaliya oo Kenya muran galisay isagoo sheegay…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka 21 Xaqiiq oo Ku Tusinaya Sooyaalka Dheer ee Dacwada Badda Soomaaliya iyo Kenya Talaadadii, Maxkamadda Cadliga Adduunka waxaa ay go’aamisay in dacwada badda ee Soomaaliya iyo Kenya la dhageysto March 2021, waa markii 3-aad ee ay sidaasi sameyso. Haddaba, Goobjoog News waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Soomaaliland oo Maanta Diiwaan Gelisay Tiradii ugu Yareyd oo Coronavirus Ah Soomaaliland ayaa shaacisay in maanta deegannadeeda laga helay kiisas aad uga yar kuwii maalmihii la soo dhaafay ay shaacinayeen waana caabuqa sida adag dunida u saameeyay ee COVID-19. Wasaaradda caafimaadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bulshada Degmada Xudur oo Ka Cabanaya Saameynta Xagga Nolosha ah uu Ku Yeeshay Cudurka COVID-19 Dadka danyarta ah iyo ganacsatada magaalada Xudur ayaa si wadajir ah uga cabanaya saameynta cudurka safmarka ah ee COVID 19 uu ku yeeshay nolosha. . Suuqyada lagu iibiyo raashiinka quutul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qiimo Koror Laga Dareemayo Suuqyada Qudaarta Ee Magaalada Jowhar. Qiimaha lagu kala iibsado qudaarta nuucyadeeda kal duwan ee suuqyada magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa kac ku yimid sare u kac ka dib markii uu saameeyay…