1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Oo La Kulantay Guddiyada Amniga Qaranka, Doorashooyinka Iyo Xaqiijinta Qoondada Haweenka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo madaxda xubnaha ka ah Madasha Hoggaamiyeyaasha DFS iyo Dowlad Goboleedyada ayaa maanta kulamo la qaatey guddiyo kala duwan oo ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Erdogan Iyo Putin Oo Talaadada Kulmaya Waxaa Maalinta Taaladada ah St. Petersburg ku kulmaya madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo dhigiisa Turkiga Tayyip Erdogan. Booqashada waxaa ay ku sooo beegmeysaa bil markii uu afgambi dhicisoobey ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Go’aanka Shirka Madasha: Madaxweyne Waxaa La Dooran Doonaa 30 October Waxaa Goobjoog News soo gaaray qodobada jadwalka cusub ee doorashada Soomaaliya 2016-ka, waa go’aanka ka soo baxay shirka madasha uga socday 3 maalin magaalada Muqdisho. Go’aammada Shirka Madasha Ee Muqdisho…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir ka Tirsanaa Somaliland Oo Codsaday in Shacabka Loo Faahfaahiyo Heshiiska Maalgashiga Dekedda Berbera ee DP World Wasiirkii hore ee Madaxtooytooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ka hadlay heshiiska xukuumadda Somaliland la gashay shirkadda DP world ee maalgelinta dekedda Berbera ayaa sheegay in muhiimadda ay Somaliland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odowaa: Ma Aaminsani Inay Fashilantay Arrinta Hiiraan Iyo Sh/dhexe Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa sheegay in aanu jirin wax fashil ah oo ku yimid shirka maamul u sameynta Shabellaha Dhexe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Kulmay Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Iyo Kuwa AMISOM (Sawirro) Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya kulan kula qaatay saraakiisha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM. Kulankaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo 200 Qof Ku Qabtay Howlgallo Ay Ka Sameeyeen Boosaaso Ciidamada maamulka Puntland ayaa lagu soo waramayaa in howlgal ay ka sameeyeen magaalada Boosaaso ee gobolka Bari kusoo qabteen dad gaaraya 200 oo qof. Dadkaan ayaa lagu eedeeyay in qaarkood…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Oo Maanta La Filayo In Lagu Soo Gabagabeeyo Muqdisho Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa sida qorshaha yahay in magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyo shirka madasha wadatashiga qaran kaasi oo 5-tii bishan furmay. Shirkan waxaa ka qeybgalaya madaxda…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga: Afgambigii Dhicisoobey ee 15-kii July, Maxaa Sababay in uu Dhaco, Natiijaduse waa Maxay? Bishii July 15keedii koox ka tirsan askarta dalka Turkiga ayaa sameeyey afgambi dhicisoobay, waa afgambigii 7aad ee ka dhaca dalkaasi. Waxaa jira baaritaanno la sameeyey kuwaa oo soo xaqiijiyay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Ma Jirto Cid Qabsatay Garoonka Gaalkacyo Maamulka Puntland ayaa sheegay in waxbo kama jiraan ay tahay in ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ay gaareen garoonka diyaaradaha C/laahi Yuusuf ee Magaalada Muqdisho. C/raxmaan Yuusuf Dhagweyne oo…