2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Lagu Wareejiyey Raashiin Gargaar Ah Oo Ka Yimid Dowladda Turkiga Wasiirka Gargaarka bini’aaadannimada iyo daryeelka naafada Galmudug Shire Xirsi Maxamuud ayaa sheegay inay heleen qeybtii Galmudug kaga soo aadday raashiin gargaar ah oo dhawaan dowladda Turkiga ugu deeqday Soomaaaliya. Raashiinkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Federaalka Oo Howlgallo Isbaaro Qaadis Ah Ka Sameeyay Shabellaha Hoose Maamulka deegaanka Leego ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay inay ka hortageen falal amniga wax loogu dhimi lahaa kadib markii howlgallo ay deegaankaasi iyo deeganano ku dhow ka sameeyeen ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Madaxa Bannaan Ee Xuduudaha Oo Sheegay Inay Xallinayaan Muran Xadeedka u Dhaxeeya Maamullada Qaar Guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha Federaalka ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay ku xallin doonaan murannada la xiriira xuduudaha kuwaa oo u dhaxeeya maamul goboleedyada dalka ka jira…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Maraykanka Oo Mar Kale Sheegtay Inay Taageerayso Doorashada Soomaaliya Wasaaradda Arrimaha dibadda dowladda Maraykanka ayaa mar kale ku celisay in Soomaaliya ay ka taaageeri doonto doorashada la filayo in sanadkaan dalka ay ka dhacdo. War kooban oo kasoo baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Sheegay Inuu Ka Badbaay Qarax Bam Oo Lagu Weeraray Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xasan Nuux ayaa sheegay in uu ka badbaaday qarax Bam oo habeenkii xalay ahaa lagu weeraray xilli uu ku sugnaa wadada Makka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Gobolka Mudug Ee Puntland Oo Wada Shaqeyn Ka Dalbaday Ardayda Taliska ciidanka Booliiska gobolka Mudug ee Puntland ayaa wada shaqeyn ballaaran waxa uu ka dalbaday ardayda wax ka barta iskuullada ku yaalla gobolkaasi gaar ahaan magaalada Gaalkacyo. Taliyaha Qaybta booliska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Howlgallo Waddo Furis Ah Ka Wada Magaalada Garoowe Maamulka dowladda Hoose ee magaalada Garoowe oo kaashanaya ciidamada amniga ee magaaladaasi ayaa howlgallo waddo furis ah waxay ka billaabeen xaafado badan oo ku yaalla magaaladaasi. Ulajeedka howlgalladaan ayaa ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlyey Dowladaha Hoose Oo Lagu Soo Gabogabeeyay Magaalada Baydhabo Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa lagu soo gabagabeeyay shir Afar maalin socday oo looga hadlay arrimaha dowladaha hoose, iyadoo ay ka qeybgaleen dhammaan maamul goboleedyada dalka ka jira…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbaxii Ugu Ballaarnaa Oo Ka Socda Istanbul Waxaa haatan ka socda Istanbul dibadbax ay isugu soo baxeen ilaa 3 Milyan oo qof kuwaas oo diidan inqilaabkii dhicisoobey ee July 25-keedii ka dhacay dalka Turkiga, dibadbaxan waxaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada 2016 Oo Ku Dhawaaqay Xilliga Ay Dhacayaan Doorashooyinka Dalka Guddiga doorashooyinka dadbadan ee 2016 ayaa goor dhow waxa uu ku dhawaaqay xilliga ay dhacayaan doorashooyinka dalka. Guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashada dadban Abukaate Cumar Maxamed Cabdulle oo saxaafadda la hadlay ayaa…