1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Mareykanka Oo Warqadaha Aqoonsiga U Gudbiyay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Safiirka cusub ee Mareykanka u magacaabeen Soomaaliya Stephen M. Schwartz ayaa maanta warqadisii safiirnnimo u gudbiyay wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya mudane Abdisalam Omar Hadliye ka hor inta aanu u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Nidaamka Maxkamadda Wareegta oo Markii Ugu Horreysay ka Hirgalaya Somaliland Kulan ay iskugu yimaaddeen illaa 35 xubnood oo ka tirsan shaqaalaha maxkamadaha wareegta, loogana hadlayay nidaamka cadaalad daadajinta, ayaa ka dhacay magaalada Hargeysa iyadoo kulankana ay soo agaasintay wasaaradda cadaaladda…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Khalif: Inaga oo Khaatumo ah oo Maamul ah iyo iyagoo Somailand Oo Maamul ah ayaa ku heshiiyay in aan Wada Hadalno Madaxweynaha Khaatumo Cali Khalif Galeyr oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa beeniyay wararka sheegaya in ay Cali Khalif uu ogolaaday in uu yahay Somailand, isagoo qiray in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Waan Ku Faraxsannahay In Galeyr Uu Ogaado Inuu Yahay Somaliland Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay wada hadallo la sheegay inay la galayaan madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeyr. Wasiirka warfaafinta maamulkaasi Cismaan Cabdillaahi Saxardiid oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Askareynta Kooxda Fethullah Gülen: Sarkaal Ka Sheekeynaya Min Dugsi Sare Ilaa Xeryaha Ciidanka Sarkaal xigeen ka tirsan ciidamada Turkiga oo lagu magacaabo“S.I” ayaa qirasho ka hor sameeyay xeer ilaalinta guud ee gobolka Hakkari ee koofur bari dalkaasi Turkiga. Ninkan oo ka xun natiijada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Hay’adaha Samafalka Ah Ugu Baaqay Inay u Gurmadaan Shacabka Buuloburde Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqay hay’adaha samafalka ah inay gurmad xooggan gaarsiiyaan shacabka ku dhaqan degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan. Afhayeeenka maamulkaasi Maxamed Nuur Dabaashe oo la hadlay Goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Ka Tirsan Galmudug Oo Digniin Kasoo Saaray Howlgallo Ay Ciidanka Danab Ka Sameeyeen Gaalkacyo Mas’uuliyiinta gobolka Mudug iyo kan magaalada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa si kulul uga hadlay howlgal la sheegay in habeenadii lasoo dhaafay ay Koonfurta magaaladaasi ka sameeyeen ciidamada Danab ee dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Sheegay In La Yareen Doono Isticmaalka Dhuxusha Wasiirka wasaaradda Bay’ada Dhirta iyo Daaqa maamulka Galmudug Maxamed Xuseen Maxamed oo wareysi siiyey Goobjoog News ayaa sheegay in dadaal badan ay ugu jiraan sidii loo badbaadin lahaa dhirta nool.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Degmada Cadaado Oo Aragti Ka Dhiibtay Suurtagalnimada In Doorashada Ay Ku Dhacdo Waqtigii Loo Qabtay Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa ka aragti dhiibtay suurtagalnimada in doorashada dalka lagu qabto waqtigii dhawaan ay shaaciyeen guddiga doorashooyinka dadban. Dadkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Gaalkacyo: Ciidanka Danab Ee Yimid Gaalkacyo Howlgallo Bay u Yimaadeen Markii ugu horreysay maamulka Gaalkacyo ee dhanka Puntland ayaa ka hadlay ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka Soomaaliyeed oo dhowaan degay garoonka diyaarada C/laahi Yuusuf ee magaaladaasi. Duqa Magaalada Gaalkacyo…