1 daqiiqo Sheeko:Dalka Donald Trump Oo Taageerayaashiisa Ugu Baaqay In Clinton ka hor istaagaan Madaxtinnimada Donald Trump ayaa lagu eedeeyay in dadka ku dhiirigelinaayo qalalaaso iyo dhib in ay geystaan kadib markii taageerayaashiisa xagga qoryaha in la qaato aaminsan uu ugu baaqay in Clinton ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Baareysa Maxaabiis Dhawaan La Xukumay In Ay Ku Jiraan Kuwo Aan Qaangaarin Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay baaritaan ku sameyn doonaan waxa ka jira in dhallinyaro ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab oo dhawaan la xukumay ay ku jiraan kuwo aan qaangaarin. Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarado Dagaal Oo Duqeyn Ka Geystay Gobolka Jubada Dhexe Diyaarado dagaal oo illaa hadda aan la ogaan dalka laga leeyahay ayaa xalay duqeyn waxay ka geysteen degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe, halkaasi oo khasaare uu ka dhashay. Diyaaradahan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Shabellaha Dhexe Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Dhexe. Wararka ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Go’aannada Madasha Marna Kuma Saleysna Cid Gaar Ah In Loo Hiiliyo” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in go’aankii shalay kasoo baxay shirka madasha Wadatashiga qaran iyo kuwii ka horreeyay ee horay madashu u gaartay aanay ahayn kuwo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Magacaabay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban Ee Heer Dawlad Goboleed Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa magacaabay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Dawlad Gobolleed (GHDDDG) ee Sanadka 2016. Hoos ka Akhriso
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Putin iyo Erdogan Oo Bog Cusub U Furay Taariikhda Labada Dal Madaxweynayaasha Ruushka Vladimir Putin iyo dhiggiisa Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta ku kulmay St Petersburg. Waa safarkii ugu horeeyay ee Tayyip Erdogan dalka dibadda uga baxo tan iyo markii uu…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Waa Kuma Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya? Stephen Michael Schwartz oo ah safiirka cusub ee Mareykanka u fadhin doona Soomaaliya ayaa maanta warqadihiisa aqoonsiga ee uu ka siddo madaxweyne Obama hordhigay wasiirka arrimaha dibadda ee soomaaliya Cabdisalam…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii Madasha Wadatashiga Uga Socday Muqdisho Waxaa si rasmi ah loo soo gabagabeeyay shirkii Madasha Wadatashiga qaran uga socday magaalada Muqdisho, iyadoo shirkaasi maanta laga soo saaray war-murtiyeed dhowr qodob ka kooban. Qodobada War-murtiyeedka waxaa ka mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraal Gaafow: Shacabka Gobolka Banaadir Waa Iney Qaataan Kaarka Aqoonsiga Dowladda Hoose Taliyaha hay’adda sirdoonka iyo nabad sugidda qaranka Soomaaliyeed Jeneraal C/laahi Gaafow oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ammar ku bixiyey in dhammaan shacabka ku nool gobolka Banaadir ay…