1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Meel Mariyey Siyaasadda Dadka Kasoo Laabta Fikirka Al-shabaab Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay ku ansixiyeen siyaasadda dadka kasoo laabta fikirka Al-shabaab, waxaana kulankaasi shir guddoominayey Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid. Wasaaradda amniga…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Oo Dhaliilay Saami Qeybsiga Aqalka Sare Ee La Siiyay Somaliland Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Maxamed Cumar Carte ayaa dhaliilay xubnaha maamulka Somaliland kaga soo aadan aqalka sare iyo sidoo kale qaabka loola dhaqmay maamulkaasi. Wuxuu sheegay isaga oo wareysi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Jigjiga kula kulmay qeybaha bulshada iyo ardeyda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo weli ku guda jira booqashadii uu ku joogay magaalada Jigjiga ee caasimadda Dowlad Degaanka Soomaalida Ethiopia, ayaa xarunta madaxtooyada ee maamulkaasi…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiriirka Fatxulah Gulen iyo Muftigii Masar Cali Jumca Maxamed Goormaz oo madax ka ah waaxda arrimaha diinta ee dalka Turkiga ayaa waxaa uu ka sheekeeyay markii ugu horeysay xiriir ka dhaxeeyay kooxda Fatxulahi Gulen oo ah ninka lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Natiijadii Imtixaanka Shahaadiga ah ee Somaliland oo Lagu Dhawaaqay Xafiiska Imtixaanaadka Somaliland ee wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ayaa ku dhawaaqay natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee sanad dugsiyeedka 2015-2016 ee fasallada 8-aad ee dugsiyada dhexe iyo 4-aad dugsiyada sare.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Zambia Oo U Dareeray Doorashada Madaxtinimada Dalkaasi Dalka Zambia guud ahaan waxaa ka billowday doorashada madaxtinimada dalkaasi, iyadoo ay u dareereen shacab aad u badan. Musharaxiin gaaraya 9 ayaa lasoo sheegayaa inay u tartamayaan xilkaa madaxweyne ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ka Tirsan Qaatumo Oo Ku Biiray Somaliland Ciidamo la sheegay inay ka tirsan yihiin maamulka Khaatumo ayaa ku biiray maamulka Somaliland kadib munaasabad ka dhacday gobolka Togdheer. Ciidamadan oo tiro ahaan gaarayey 260 askari ayaa lagu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Kulmaay Wasiirada Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa la kulmay wasiirada maaamulkaasi. Madaxweyne Xasan ayaa u jeediyey wasiirada…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirkii Ruushka u Fadhiyay Soomaaliya oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaalada Hargeysa Safiirkii hor ee Soomaaliya u fadhiyey dalka Ruusha Ambassador marxuum Maxamed Maxamuud Xandule ayaa shalay galab lagu aasay magaalada Hargeysa. Danjire Maxamed Maxamuud Xandule oo 3-da August 2016 ku geeriyooday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Degmada Afgooye Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Wararka ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Al-shabaab ay…