1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka B/weyne: Waxaan Dilnay Sarkaal Sare Oo Ka Tirsan Al-shabaab Maamulka magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan ayaa ka warbixiyey dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya ciidamo deegaan iyo Al-shabaab oo dhinac ah kaa oo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland oo Puntland Ku Wareejisay Maxaabiis Lagu Qabtay Dagaalkii Boodacade Taliska ciidanka Somaliland ee gobolka Sanaag ayaa 4 askari oo ay maxaabiis ahaan uga qabteen Puntland dagaal labada maamul ku dhex maray deegaanka Boodacade ee degmada Dhahar dib ugu wareejiyey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 305 Ka Mid ah Shaqaalaha Diiwaangelinta Doorashada oo Tababar Loogu soo Xiray Gobolka Sool Guddiga diiwaangelinta doorashooyinka Somaliland ayaa tobobar ku saabsan qaabka loo diiwaangelinayo dadka ku dhaqan Sool, waxay u soo xireen 305 arday oo ka tirsan ardayda dugsiyada sare iyo kuwa Jaamacadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada X/weyne Oo Sheegay Inay Raadinayaan Rag Dhac u Geysta Dadka Shacabka Ah Maamulkaa degmada X/weyne ee gobolka Banaadir ayaa sheegay inay wadaan dedaal xooggan oo ay ku doonayaan inay kusoo qabtaan rag uu sheegay in dhac ay u geystaan shacabka ku sugan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Fidel Castro Oo 90 Jir Noqday, Shuuciyadda iyo Hanti-Wadaagga wax ka baro Waxaa Maanta 90 sano ay u buuxsantahy aabaha shuuciyadda ee dalka Cuba iyo ninkan ayaa ka badbaaday iskudey badan oo lagu dili lahaa, Maanta waa 90 jir, waxaa uu si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Dilay Hogaamiyihii Daacish ee Afgaansitaan iyo Pakistaan Dalka Mareykanka ayaa sheegaya in ay rumeysan yihiin in ay duqeyn ku dileen bishii hore hogaamiyihii Daacish ee Afgaansitaan iyo Pakistaan Xaafiz Saciid Khan. Dalka Mareykanka ayaa duqeynta geystay kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koofurta Suudaan Oo Istaajisay Xiriirkii ay La Laheyd Qaramada Midoobey Madaxweynaha Koofura Suudaan Salva Kiir ayaa istaajiyay iskaashiga uu la ahaa dalkaasi qaramada midoobey kadib markii golaha amaanka u codeeyay in 4 kun ciidan oo nabad ilaalin ah loo diro…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Muqdisho kula kulmay Wafdi ka socda Sudan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmaarke, ayaa kulan la qaatay wafdi ka socda dawladda Sudan oo hoggaaminayo Wasiirka Caafimaadka Sudan Bahar Idris Abu Garda,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shah Rukh Khan Oo Lagu Xiray Mareykanka Waxaa garoonka diyaaradaha ee Los Angeles International Airport lagu xiray Jilaaga caanka ah ee dalka India Shah Rukh Khan. Safiirka Mareykanka u fadhiya dalka India ayaa ka bixiyay raaligelin xariga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burcad Badeed Lagu Xukumay Jaziiradda Mauritius Jaziiradda Mauritius, waxaa khamiistii min 5 sano lagu xukumay 12 burcad badeed Soomaali ah kadib ay horay u weerareen markab marayey badweynha Hindiya. Ragga waxaa ay weerar ku qaadeen MSC…