1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Howlgallo Ka Wada Sh/hoose Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in howlgallo amniga lagu sugayo ay ka wadaan deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose. Ciidamadan ayaa howlgalkaan waxay si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyaro Soomaaliyeed Oo Ka Cabanaya Nolol Xumo Ku Haysata Xabsiyo Ku Yaalla Kenya Xabsiyo ku yaalla dalka Kenya waxaa ku xiran dhallinyaro Soomaaliyeed oo intooda badan loo soo qabtay falal la xiriira Burcad badeednimo kuwaasi oo haatan sheegaya in xaalad adag oo dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka NISA Oo Muqdisho Ku Qabtay Gaari Laga Soo Buuxiyeey Walxaha Qarxa Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxay gacanta ku dhigeen gaari la sheegay inay saarnaayeen walxaha qarxa. Saraakiil ka tirsan hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka NISA oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Ka Tirsanaa Ciidanka Daraawiishta Puntland Oo Maanta Xukun Dil Ah Lagu Fuliyey Maxkamadda ciidamada Puntland ayaa maanta waxay xukun dil ah ku fulisay sarkaal ka tirsanaa ciidanka Daraawiishta maamulkaasi, kaa oo horay maxkamaddu ugu xukuntay dil toogasho ah. Sarkaalka la toogtay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Qarax Ka Dhacay Isgoyska Ex-control Balcad Ee Muqdisho Qarax la sheegay inuu ahaa Miino nooca dhulka lagu aaso ayaa gelinkii dambe ee maanta ka dhacay Isgoyska Ex-control Balcad ee magaalada Muqdisho. Wararka waxay sheegayaan in qaraxan lala eegtay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Saxiixay Sharciga Dhismaha Guddiga Madaxa Banaan Ee Xuquuqul Insaanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah qalinka ugu duugay sharciga lagu dhisayo Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquuqul Insaanka. Madaxweynaha oo munaasabaddan khudbad ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imaam iyo Kaaliyahiisa Oo Lagu Dilay Mareykanka Waxaa magaalada Newyork lagu dilay Imaam masjid iyo kaaliyahiisa kadib markii weerar lagu qaaday, arrintaas oo ka careysiisay jaaliyadda Muslimiinta ah gaar ahaa dadka ka soo jeeda Bangaldish. Imaam-ka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boko Haram Oo Baahisay video-ga Gabdho Ay Afduubteen Kooxdaha islaamiyiinta dalka Nigeria ee Boko Haram ayaa baahiyay videoga gabdho iskuuley ah oo ay horay u afduubteen. Kooxda ayaa tusay gabdho ilaa 50 gaaraya, iyagoo ka codsaday xukuumadda in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadweynaha Magaalada Burco oo Biyo Yaraan Ka Cabanaya Dadweyne ku dhaqan magaalada Burco ayaa ka cabanaya biyo yaraan soo waajhaday magaalada 6-dii bilood ee ugu dambeysay noloshoodana saamayn xoog leh ku yeelatay. Dadweynahan oo labo jeer oo kala…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qurbejoogta Soomaaliyeed Oo Ku Shiraya Magaalada Muqdisho Shirkan oo looga hadlayo arrimo ay ka mid yihiin horumarinta ganacsiga iyo maalgashiga dalka ayaa ka furmey magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, waxaana leh Qurbejoogta Soomaaliyeed. Shirkan oo lagu casuumey…