2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sool: Haween Ka Dibadbaxay Qiimo Kordhin Lagu Sameeyay Canshuurta Qaadka Haween ganacsato ah oo ku nool magaalad Laascaanood ayaa isku soo bax ay kaga soo horjeedeen cashuur ay wasaaradda maaliyadda ee Somaliland ku kordhisay ganacsade Maxamed Cabdi Caraale Jabuutaawi oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Caawimaadda Qaxootiga kasoo Noqday Dalka Yemen oo ay iska Kaashanayaan Saddex Hay’adood oo Caalami ah Magaalada Berbera ayaa waxaa laga furay xarun lagu kaalmaynayo dadka Soomaalida iyo Anaajinbta kale iskugu jira ee ka soo barakacay dagalada dalka Yeman ka socda kuwaasi oo ku dhawaad laba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliye Xaamud: Dhallinyarada Waa Kuwa Kaliya Ee Dalka Badbaadin Kara Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo ku sugan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa kormeer ku tagey xarumaha ciidamada Booliiska ku leeyihiin magaalada Kismaayo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Horumarinta Qorshaha Qaranka Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Baydhabo Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa lagu soo gabagabeeyay shirka Horumarinta Qorshaha Qaran 2017 illaa 2019, waxaana ka qeybgalay mas’uuliyiin ka socotay wasaaradda Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya iyo wasiirada Qorsheynta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qurbejoogta Soomaaliyeed Oo Ballan Qaaday Inay Ka Qeybqaataan Dib u Dhiska Dalka Qaar ka mid ah Qurbejoogta Soomaaaliyeed ayaa sheegay inay diyaar u yihiin ka qeybgalka qorshaha dalka dib loogu dhisayo maalin kadib markii magaalada Muqdisho lagu soo gabogabeeyay shirka Qurbejoogta Soomaaliyeed.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Magaalooyin Horleh Qabsaday Ciidamada dowladda Soomaaliya ee waaxda 9-aad ayaa sheegtay in ay Al-shabaab ka qabsadeen 4 tuulo oo ku dhaw degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Tuulooyinka ayaa kala ah Mataano, Caanoole, Tubaako…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Xaqiijiyay Weerarka Sakow Waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa xaqiijisay weerar ay ciidamada Mareykanka iyo Komandosta Soomaalida ka geysteen magaalada Sakow ee Jubbada dhexe. Xiriir ay Laanta afka Soomaaliga ee BBC-da la sameysay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odowaa Oo Mas’uuliyiin Iyo Waxgarad Kula Kulmay Degmada Cadaado Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo maalintii shalay ahayd gaaray degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa kulamo kala duwan waxa uu la qaatay,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Gaashaandhigga Oo Ka Hadashay Howlgallo Ay Ciidanka Danab Ka Sameeyeen J/dhexe Wasaaradda Difaaca xukuumadda Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay waxay kaga hadashay howlgallo ay ciidamada Danab ee sida gaarka ah u tababaran ka fuliyeen deegaanno ka mid ah gobolka Jubada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Qurbejoogta Ku Ammaanay Kaalinta Ay Ka Qaataan Dib u Dhiska Dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ugu baaqey qurbajoogta Soomaalida inay sii labanlaabaan dadaaalkooda ku aaddan dib u dhiska iyo horumarinta waddankooda hooyo. Madaxweynaha ayaa hadalkan ka…