3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirkii Hore ee Maaliyadda Somaliland oo sheegay in 61% Dhaqaalaha loo Adeegsado Sifo aan Sharci ahayn Wasiirkii hore ee maaliyadda Somaliland Injineer Maxamed Xaashi Cilmi oo hadda ah falanqeeye arrimaha dhaqaalaha, ahna sidoo kale siyaasi ka tirsan madasha wadatashiga oo ah urur ay ku midaysan yihiin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo Sheegay iney Bilaabayaan Diiwaangelinta Axsaabta Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim oo baarlamaanka federaalka hadal jeedin ka sameysay maalinimadii shalay ayaa sheegtay in guddigoodu uu bilaabayo diiwaangalinta axsaabta qaranka. Xaliimo Ismaaciil…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sababta Ka Dambeysa Xil ka Qaadista Maareeyihii Dekedda Berbera Injineer Cali Xoor -xoor Maareeyihii dekadda Berbea Eng Cali Maxamed Xoor-xoor ayaa xilkii uu hayey laga qaaday ka dib markii wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo lagu sheegay in xilkii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Buugaag Sheekooyin Ah Oo Hareeyay Carwada Buugaagta Ee Muqdisho 2016-ka Waxaa Muqdisho sanadkii 2aad si wanaagsan uga soconaya carwada buugaagta ee“The Mogadishu Book Fair”, arrinta la yaabka leh waa 98% buugaagta carwada lagu iibinayo ama lagu soo bandhigay ee qoraayaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Ay Ka Qeybqaateen Ciidamo Maraykan Ah Oo Ka Dhacay Duleedka Kismaayo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar ay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, AMISOM iyo kuwo Maraykan ah ku qaadeen saldhig ay ciidamada Al-shabaab ku lahaayeen duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyaro Lagu Qabtay Howlgallo Ay Ciidamada Dowladda Ka Sameeyeen Magaalada Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxay howlgallo dhallinyaro dhowr ah lagu qabtay ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmooyinka Warta Nabadda iyo Boondheere ee magaalada Muqdisho. Wariyaheena Ibraahim…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 100 Qof Oo Lagu Qabtay Holwgal Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo Ciidamada Booliiska ayaa lagu soo waramayaa in howlgallo amniga lagu xaqiijinayo ay ka sameeyeen magaalada Gaalkacyo kaasi oo lagu soo qabtay dad gaaraya 120 qof. Howlgalkaan ayaa xooggiisa ka dhacay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaal Diiddan In Laga Raro Dhul Ay Deggan Yihiin Oo Dibadbax Ka Dhigay Ex- Control Afgooye Boqolaal qof oo Barakacayaal ah ayaa maanta dibadbax waxay ka dhigeen Isgoyska Ex-control ee magaalada Muqdisho kuwaa oo diiddan ammar ay sheegeen in la siiyey oo ah inay ka baxaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Oo Ciidamo Gaar Ah U Sameysay Doorashooyinka Dalka Ka Dhici Doona Madaxa Howlgalka AMISOM Frencisco Madera ayaa sheegay in AMISOM ay ka qayb qaadanayso sidii loo sugi lahaa nabadgalyada dalka xilliga doorashadu dhacayso. Madera ayaa tilmaamay in guddi gaar ah ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Banndhigga Labaad Ee Carwada Buugaagta Muqdisho Oo Furmay Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furmay Bandhigga Labaad ee Carwada Buugaagta, iyadoo Bandhiggan uu socon doono muddo Saddex Maalin ah. Waxaa Bandhiggan ka qeybgalaya qorayaal Soomaaliyeed oo…