2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Hay’adda Shaqaalaha oo Tababar u Furtay 15 Kun oo ka Tirsan Shaqaalaha Rayidka ah Hay’ada shaqaalaha rayidka ah ee Somaliland ayaa tobobar muddo hal sanno ah soconaya u bilawday 15,000 oo ka mid ah shaqaalaha dawaladda u diiwaangashana, kuwaasi oo Labo Labo maalmood loogu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Ka Digtey Sii Wadista Xaalufka Lagu Hayo Dhirta Maamulka Puntland ayaa ka digay in lasii wado xaalufka lagu hayo dhirta kadib markii ay soo shaac baxeen warar sheegaya in taasi hoos u dhac ballaaran ku keentay wax soo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War IGAD: Qatarta Al-shabaab Wey Baahday Xarakada Al-shabab oo inta badan la sheego inay dagaallo ka wado dalka Soomaaliya ayaa hadda waxa ay u muuqaneysa in hawlgaladoodii ay ku sii baahayaan wadamada deriska la ah Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Donald Trump Oo Difaacay Askari Qof Madow Ah Dilay Murashaxa Jamhuuriga Donald Trump ayaa difaacay dil ay askarta Mareykanka u geysteen wiil madow ah sabtidii la soo dhaafay. Wiilka la dilay oo 23 jir ahaa, waxaa lagu magacaanaa sylville…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Hadliye: Qareenno Ayaa Loo Qabtay Muwaadiniinta Soomaaliyeed Ee Ku Xiran India Wasaarada Arimaha Dibadda Soomaalia ayaa meesha ka saartay in Dowlada Federaalka ay ka gaabisay wax ka qabashada Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku xir xiran Xabsiyo ka mid ah Caalamka. Wasiirka wasaaraddan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bandhigga Labaad Ee Carwada Buugaagta Oo Maanta Ka Furmaysa Muqdisho Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo Bandhigga Labaad ee Carwada Buugaagta, kaa oo socon donna Muddo Saddex maalin ah. Maxamed Diini oo ah…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Koobaad Ee Ganacsatada Soomaalida iyo Masar Oo Muqdisho Ka Furantay(Sawirro) Wasiirka ganacsiga Soomaaliya Cabdrashiid Maxamed Axmed ayaa maanta Muqdisho ka furay kulanka 1aad ee madasha ganacsatada Soomaaliya iyo Masar kaas oo muddo 4 maalmood ah ka socon doona caasimadda. Kulankan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas Iyo Saraakiisha Booliiska Puntland Oo Kulan Amniga Looga Hadlayey Ku Yeeshay Garoowe (Sawirro) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 16 Agoosto, 2016 Madaxtooyada Puntland ee Garoowe kulan kula qaatay Kusimaha Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, ku-xigeenkiisa iyo dhammaan taliye qaybeedyada gobollada Puntland.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 11 Qof Oo Lagu Qabtay Howlgallo Ay Ciidamada Dowladda Ka Sameeyeen Muqdisho Wasaaradda amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa ka warbixisay howlgallo ay ciidamada dowladda Federaalka ka sameeyeen magaalada Muqdisho iyo gobolka Jubada Dhexe. Afhayeenka wasaaraddan C/kaamil Macallin Shukri oo la hadlay warbaahinta ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gool Fm Oo Xarun Cusub Ka Furatay Magaalada Baladweyne Maanta oo Talaado ah waxaa si toos ah loo daah furay xarunta cusub ee Idaacadda Ciyaaraha dalka Gool Fm magaaalada Baladweyne. Munaasabad ka dhacday xarunta Idaacaddan ee magaalada Baladweyne waxaa…