1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guantanamo Oo Laga Soo Kaxeeyay Maxaabiistii Ugu Badneyd Intii Uu Obama Madaxda Ahaa. Dalka Mareykanka ayaa Guantanamo ka soo saaray ilaa 15 maxbuus, waa tiradii ugu badneyn tan iyo intii uu Mareykanka madaxweyne ka noqday Obama. Pentagon-ka ayaa sheegay in 12 Yamaniyiin ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Dad Ku Dhinteen Oo Mareykanka Uu Ka Geystay Degmada Saakow, Jubbada Dhexe Goobjooge ku sugan magaalada Sakow ee Jubada dhexe oo ka gaabsaday in magaciisa la sheego ayaa Goobjoog News u sheegay in weerar 3 maalin ka hor ay ku soo qaadeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Duqii Hore Ee Gobolka Banaadir Oo Geeriyooday, Akhriso Taatiikhdiisa Waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday duqii hore ee gobolka Banaadir Mr. Axmed Mude Xuseen kadib markii uu muddo ku xanuunsanayey isbitaal ku yaalo magaalada. Axmed Mude Xuseen waxaa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaal ka Tirsan Gobolka Awdal oo Cabasho Ka ah Wasiirka Macdanta Somaliland Qaar ka tirsan odayaasha dhaqanka ee gobolka Awdal ayaa sheegay inay ka cabanwayaan heshiis ay wasaarada macdanta Somaliland la gashay shirkad macdanta baarta oo shaqo ka fulinaysa buurta Siimoodi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Shariif Xasan “Shacabka Koonfur Galbeed Ha u Istaagaan La Dagaallanka Al-shabaab” Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan ayaa ugu baaqay shacabka Koonfur Galbeed inay u istaagaan la dagaallanka Al-shabaab. Wuxuu sheegay in dadka looga baahan yahay inay la shaqeeyaan ciidamada ammaanka,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey Oo Soo Dhaweysay Sharciga Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquuqul Insaanka. Ergeyga Xogheyaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa ammaanay saxiixa uu madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh saxiixay sharciga lagu dhisayo Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquuqul Insaanka. Michael…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shil Gaari oo ay Dad Ku Dhinteen oo Saaka ka Dhacay Wadada u Dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera Afar qof ayaa ku dhintay Saddex kalena way u dhaawacmeen shil baabuur oo gaari noociisu NOHA yahay oo rakaab ahaa uu ku galay deegaanka Abdaal ee u dhexeeya Berbera iyo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: 8 Xaqiiqo Oo Muhiim u Ah Doorashada 2016-ka, Shuruudda Ergada, Tartamayaasha Labada Aqal, Haweenka iyo Lacagaha Dalka waxaa ka dhacaya doorasho, dad badan ayaa isweydiinaya waa maxay shuruudaha laga rabo ergo doorasho, shuruudaha dadka u sharaxan labada aqal, sidee haweenka ku heli karaan 30% iyo lacagaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweye Siilaanyo oo Magacaabid, isku Bedel iyo Xil ka Qaadis Ku Sameeyay Xubno Ka Mid ah Xukuumadiisa Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa digreeto madaxweyne habeenimadii xalay ka soo saaray xarunta madaxtooyada Somaliland, waxa uu magacaabid, isku bedel iyo xil ka qaadisba ku sameeyay xubno ka mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Barnaamijka Horumarinta Qaranka Oo Maanta Ka Furmaya Baydhabo Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay uu ka furmo shir ballaaran oo looga hadlayo qorshaha horumarinta qaranka ee 2017 illaa 2019 Cabdi…