1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo oo Saxaafadda Soomaaliya u Balanqaaday in aan Loo Isticmaalin Xeerka Ciqaabta 1964 Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa axaddii oo dunida iyo Soomaaliyaba laga xusayey maalinta xorriyadda saxaafadda waxaa uu ballan qaaday in xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed ee duugoobay ku sameynayo dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qareenka Warbaahinta oo Warqad Cabasho Ah U Diray Madaxweynaha iyo Ra’isulwasaaraha Qareen Daahir Maxamed Cali oo ah qareen u dooda hay’adaha warbaahineed ee gaarka loo leeyahay iyo ururada saxaafadda ayaa waxa uu warqad cabasho ah u diray madaxda ugu sareysa dalka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Saxaafadda Soomaaliya oo Weerar Wajeheysa Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Xorriyadda Saxaafadda Adduunka, Anagoo ah hay’adaha hoos ku saxiixan ahna wakiilada suxufiyiinta iyo warbaahinta madaxa-bannaan, waxaan aad uga walaacsanahay handadaadaha, weerarada, iyo cagajugleynta ka dhanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiddiga Kooxda Arsenal ee Mesut Ozil oo Gargaar Afur Ah ka Qeybinaya Magaalada Muqdisho Laacibka khadka dhexe ka ciyaara ee Mesut Ozil ayaa gargaar loogu talo galay bisha Barakaysan ee Ramadaan waxa uu ka qeybin doonaa meelo ay ka mid tahay Magaalada Muqdisho ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DF oo Gurmad Degdeg Ah U Diraysa Deegaanka Bacaadweyn Ka Dib Daadad Ku Rogmaday Deegaankaasi Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Siciid Xamse ayaa ka warbixiyey gurmad deg-deg ah oo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay gaarsiinayso Deegaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug,…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Soo Bandhigtay Saadaasha Fatahaadaha iyo Daadadka Bisha May ee Dalka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowladda Soomaaliya ayaa manta soo saartay warbixinta sadaasha fatahaadaha iyo daadadka roobka Guga ee bisha May oo dhan. Warbixin ka kooban ilaa shan bog ayay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka James Swan oo ah Ergeyga QM oo Boorriyay Ixtiraamka Xorriyadda Saxaafadda ee Soomaaliya Munaasabadda Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka awgeed, ayaa Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya wuxuu maanta ugu baaqay suxufiyiinta Soomaaliyeed in ay awood u yeeshaan in ay shaqadooda u gutaan si xor…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka FESOJ oo Soo Bandhigtay Dhibaatada Lagu Hayo Saxafiyiinta, Diiddeyna Xakameynta Xuriyadda Hadalka Federation of Somali Journalists(FESOJ) ayaa qoraal sanadle ah waxaa ay ka soo saartay heerka xuriyadda hadalka ee Soomaaliya iyada oo soo bandhigtay warbixin faahfaahsan oo arrinkan la xiriirta. Sida ay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Human Rights Watch oo Soo Bandhigtay Tacadiyada Ka Dhan Ah Saxaafadda Soomaaliya, Kana Dalbatay Dowladda iney Ogolaato Dhaliisha Human Rights Watch oo maanta qoraal ka soo saartay saxaafadda Soomaaliya iyo heerka Xuriyadda Saxaafadda Adduunka ee May 3 ayaa sheegeysa in Soomaaliya ay sii laba jibaartay hanjabaaddda ka dhanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faarax Cabdi: Masiirka Reer Jubbaland Ma Ahan Wax Nairobi Lagu Go’aamiyo Faarax Cabdi Guuleed oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda ka soo jeeda deegaannada Jubbaland islamarkaana wareysi siiyay Goobjoog News ayaa waxa uu ka hadlay heshiiskii dhowaan ay…