Axmed Madoobe: Shisheeye Al- Kama Saari Karo Dalka shabaab Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay in ciidamo shisheeye oo dalka ku sugan aanay Al-shabaab dalka ka saari karin. Waxa uu sheegay in ciidamada shisheeye ay dalka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Kenya Oo Sheegtay Inay Dishey Sarkaal Ka Tirsan Al-shabaab Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay dishey sarkaal sare oo ka tirsanaa xarakada Al-shabaab kadib howlgallo ay sameeyeen ciidankeeda. Booliiska dalkaasi ayaa sheegay inay dileen Jumca Maxamed Jakarta oo loo yaqaanay…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Oo Amaan u Jeediyey Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Xabsiga Dhexe ee Muqdisho uu ka muuqdo gudashada waajibaadka saxda ah ee loo igmadey ee ah dhaqan-celinta bulshada. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Boqolaal Shacab Ah Oo Soo Booqday Xarunta Dhexe Ee Goobjoog Media Group (Sawirro) Iyadoo maalintii Labaad loo dabaaldegayo munaasabadda ciidul Fidriga ayaa hadane shacabkii ugu badnaa waxay booqasho ku imaanayaa xarunta dhexe Goobjoog Media Group ee magaalada Muqdisho. Shacabkan ayaa ka kala imaanaya…
1 daqiiqo Goobjoog Media Group Oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeenaysa Munaasabadda Ciidda Goobjoog Media Group ayaa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed waxay ugu hambalyeeynayaan munaasabadda ciidul Fidriga. Dhammaan shacabka Muslimiinta ah gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed waxaynu leenahay ciid wanaagsan, sanadkaan kiisa kale ku…
1 daqiiqo Maalinta Koowaad Ee Ciidul Fidriga Oo Loo Dabaaldegayo Maanta oo Arbaco ah waxay ku beegan tahay maalinta Koowaad ee ciidul fidriga iyadoo guud ahaan caalamka looga dabaaldegayo maalintaan. Muslimiinta ayaa soomanaa muddo 30 maalin ah, waxaana maanta ay…
1 daqiiqo Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe Oo Cafis u Fidiyey Maxaabiis Ku Xirnaa Xabsiga Jowhar Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe ee Dowlada Soomaaliya ayaa xabsiga kasii daayey Sagaal ka mid ah maxaabiis ku jirtay Xabsiga Magaalada Jowhar kadib cafis maamulka uu u fidiyay Maxaabiistaasi. Waxa uu…
1 daqiiqo Ku Dhawaad 10 Qof Oo Ku Dhaawacantay Qarax Ka Dhacay Degmada Wadajir Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhaawacantay qarax maanta ka dhacay suuqa weyn ee degmada Wadajir magaaladan Muqdisho. Qaraxani ayaa lagu tuuray gaari nuuciisu yahay Kaarib oo taagnaa suuqaweyn ee…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Oo Cambaareeyay Qaraxyada Sacuudiga Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa cambeeyay weerarka isniintii ka dhacay dalka Sacuudiga. “Anigoo ku hadlaya magaca Soomaaliya waxaan cambaareynayaa weeraradii iyo qaraxyadii lagu qaaday dhulka barakeysan, waxaan…
1 daqiiqo Mashquul Fara Badan Oo Laga Dareemayo Suuqayada Muqdisho Maanta oo ah maalintii ugu dambeysay ee bisha Barakeysan Ramadan ayaa guud ahaan suuqayada magaalada Muqdisho waxaa laga dareemayaa mashquul aad u badan. Shacab badan ayaa suuqayada aad u buux…