1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Uu Dalacsiiyay Madaxweynaha Oo Darajooyinkooda Loo Xiray Manaasabad darajo lagu guddoonsiiyay guddoomiyaha maxkamadda sare ee ciidanka qalabka sida iyo guddoomiyaha darajada koobaad ee ciidanka qalabka sida ayaa maanta ka dhacday dugsiga tababarka ciidamada qalabka sida ee magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dagaal Beeleed Ka Billowday Magaalada Baladweyne Dagaal u dhaxeeya beello walaalo ah ayaa goor dhaw waxa uu ka billowday magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan gaar ahaan xaafadda Howlwadaag ee magaaladaasi. Dagaalkaan ayaa si lama filaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ammaanka Magaalada Hargeysa Oo La Adkeeyay Ciidamada ammaanka maamulka Somaliland ayaa aad u adkeeyay amniga magaalada Hargeysa, iyadoo maalinta berri ah deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo looga dabaal degi doono 18-ka May oo ah maalin ay sheegaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakac Ka Billowday Deegaanka Bariire Ee Gobolka Shabellaha Hoose Wararka ka imaanaya saakay oo talaado ah deegaanka Bariire ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in shacabkii ku dhaqanaa deegaankaasi ay billaabeen inay barakacaan. Shacabka barakacaya ayaa ka baqaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Ku Fatahay Deegaanno Hoostaga Degmada Mahadaay, Sh/dhexe Wabiga Shabelle ayaa ku fatahay deegaanno ka mid ah gobolka Shabellaha Dhexe gaar ahaan deegaanno hoostaga degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha Dhexe halkaasi oo dad badan ay ka barakaceen. Biyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Al-shabaab Oo Maanta Ku Dagaallamay Deegaanka Bariire Ee Sh/hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa maanta ka dhacay deegaanka Bariire ee gobolka Shabellaha Hoose. Wararku waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dr. Cabdinaasir Maxamed Oo Ka Mid Noqday Murashaxiinta Madaxtinnimada Soomaaliya Dr. Cabdinaasir Maxamed oo ka tirsan xisbiga Gurmad, ayaa magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota uga dhawaacay in uu yahay murashax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya. Xafladda waxaa joogay xubno ka…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Luqadda English-ka Oo Caqabad Ku Ah Qaar Ka Mid Ah Ardayda Dhameysay Jaamacadaha Dalka Dalkeena Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho waxaa ku yaalla Iskuullo lagu barto Luuqadaha Ingiriiska , Faransiiska iyo Carabiga , waxaana madal joog u ah maalin kasta arday isugu jirta wiilal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Galmudug Oo Loogu Baaqay Ka Shaqenta Nabadda Suldaan Cali Suldaan Axmed Nuur oo ka mid ah waxgaradka Galmudug oo gaaray degmada Cadaado ayaa bulshada ugu baaqay inay ilaaliyaan nabadda. Suldaanka oo safarkiisa uu ku wehliyey Sheekh Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ugaas C/laahi Waamo “Waxbo Masoo Kordhin Doonto Magacaabista Ku Xigeennada Madaxweynaha Jubbaland” Ugaas C/laahi Waamo oo ka mid ah waxgaradka kasoo jeeda deegaannada Jubbaland ayaa sheegay in aanay jirin wax ay soo kordhin doonto magacaabistee shalay madaxweyne Axmed Madoobe ku magacaabay ku…