1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakac Ka Billowday Xaafado Ka Tirsan Magaalada Baladweyne (Sawirro) Qaar ka mid ah qoysaska ku dhaqan xaafadaha Kooshin iyo Xaawo Taako ee magaalada Baladweyne ayaa billaabay in ay halkaasi ka barakacaan kadib markii wabiga Shabelle uu ku fatahay xaafadahaasi.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Gobolka Banaadir Oo Soo Bandhigay Gaari Iyo Computero Loo Aadeegsan Rabay Falal Ka Dhan Ah Amniga (Sawirro) Taliska ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu magaalada Muqdisho kusoo bandhigay gaari nooca raaxada ah, 7 Computer Laptop ah, Taleefanno gacanta ah iyo sidoo kale Liis…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda SYL Billow illaa Dhammaad Cali Xasan Maslax(Berdura), waxaa uu ka mid ahaa 13-kii dhallinyaro ee aasaastay ururkii SYL, isagoo 80 jir ah ayuu 2002-dii Cabdi Caziz Gurbiye ugu waramay magaalada Qoryooley ee gobolka Shabeelada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taallada Nabadda Oo Laga Dhisay Kismaayo Maamulka Jubbaland ayaa markii ugu horreysa waxa uu magaalada Kismaayo gaar ahaan xaafadda Via Afmadow uu ka hirgeliyey Taallo loogu magac daray Nabadda taasi oo dib usoo celisay bilicdii xaafaddaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Askari Oo Ku Dhaawacantay Qarax Ka Dhacay Duleedka Muqdisho Qarax Miino ayaa maanta deegaanka Km 13 ee duleedka magaalada Muqdisho waxaa lagula eegtay gaari nooca loo yaqaano Cabdi Bilaha oo ay la socdeen ciidamo Booliis ah kaasi oo khasaare…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Ka Digay In Muranka Ka Jira Dhismaha Aqalka Sare Uu Culeys u Keeno Doorashada 2016 Mid ka mid ah aqoonyanada Soomaaliyeed ayaa sheegay in doorashada la filayo in dalka ay ka dhacaan sanadkan 2016-ka ay la mid tahay tii dalka lagu qabtay sanadkii 2012-ka sabab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo La Wareegay Degmada Aadan Yabaal, Sh/dhexe Wararka ka imaanaya degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabellaha dhexe ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay la wareegeen gacan ku haynta degmadaasi. Ciidamada Al-shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Boko Haram Oo Ka Dhacaya Nigeria Golaha Ammaanka ayaa walaac aad u weyn ka muujiyay xiriirka sii kordhacaya ee ka dhaxeeya ururada Boko Haram ee Nigeria iyo Daacish-ta Ciraaq iyo Suuriya. Mas’uul u hadlay Mareykanka ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkado Gaar Ah Oo Magaalada Muqdisho Ka Billaabay Maareynta Qashinka Muqdisho waxaa ka jira shirkado dhowr ah kuwaasi oo ka shaqeeya Nadaafadda iyo soo celinta bilicda goobaha kala duwan sida xarumaha waxbarashada, Isbitaallada, suuqyada, hoteellada iyo guryaha. Waxaa shirkadahan ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gadiidka Gurmadka Degdegga Ah (Ambulance) Oo Shaqo Muhiim Ah Ka Qabta Magaalada Muqdisho Adeegga Aamin Ambulance oo mudda Sideed Sano ah ka shaqeeya Magaaladda Muqdisho ayaa loo aqoonsaday gaadiidka gurmadka degdegga ah ee haatan sida rasmiga ah uga howl gala Magaalada. Gaadiidkan oo…