2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ilyaas Barre Shiil Oo Ka Hadlay Sababta Loo Xirayo Xeryaha Dhadhaab Iyo Kaakuma Xildhiban Ilyaas Barre Shiil oo ka mid ah guddiga difaaca baarlamaanka dalka Kenya ayaa isaga oo ku sugan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxa uu sharaxaad ka bixiyey sababta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Xaqiijiyey Inuu Ka Qeybgalay Dagaalkii Shalay Ee Shabellaha Hoose Sarkaal sare oo ka tirsan wasaaradda difaaca ee dalka Maraykanka ayaa qiray in ciidamo Maraykan ah oo wata diyarado dagaal ka qeyb qaateen dagaallo culus oo shalay ka dhacay duleedka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Ansixiyey Hindise Sharciyeedka La Dagaalanka Musuqmaasuqa Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ra’iisal Wasaare kuxigeenka Xukuumada Mudane Maxamed Cumar Carte. Shirkan ayaa looga hadlay qodobo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalladii Maanta Ka Dhacay Duleedka Degmada Afgooye, Sh/hoose Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah kaasi oo maanta ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Qeybgalay Caleema Saarka Madaxweynaha Uganda Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda waxa uu kaga qeybgalay caleema saarka madaxweynaha dalkaasi Yuweri Museveni. Munaasabadda caleema saarka Museveni ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Kenya Ka Dalbaday Inay Ka Laabato Go’aanka Lagu Xirayo Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab Dowladda Maraykanka ayaa ka dalbatay dowladda Kenya inay ka laabato go’aanka ay ku sheegtay inay ku xireyso xeryaha Qaxooti ee Dhadhaab oo ay ku nool yihiin Soomaali aad u badan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Xudur: Waxaan Fureynaa Waddooyin Ay Al-shabaab Go’doomiyeen Maamulka degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa sheegay inay wadaan qorshe lagu furayo wadada isku xirta degmadaasi iyo degmada Tiyeeglow oo Al-shabaab ay xireen. Gudoomiye ku xigeenka dhanka amniga ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Baladweyne Oo Go’aan Kasoo Saaray Sarifka Lacagaha Qalaad Maamulka Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa go’aan kasoo saaray sarifka lacagaha qalaad kadib sare u kac ku yimid qiimaha lacagata Doolarka lagu kala sarifanayey. Duqa magaalada Baladweyne Maxamed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isticmaalka Kaamirooyinka Sirta Oo Kusoo Badanaya Magaalada Muqdisho CCTV waxaa laga soo gabiyay Closed-circuit television (CCTV) video ga sirta, sanadka markii uu ahaa 1942 shirkada Siemens ayaa soo saartay waxaana lagu isticmaalay xarunta cirbixiyeenka dalka jarmalka. 7-sano kadib xilliga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Ka Socda Sh/hoose Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa saaka ka billowday deegaanno ka mid ah gobolka Shabellaha Hoose. Ciidamada…