1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Degmada Waajid Oo Lagu Dagaallamay Xaalad deganaansho ah ayaa maanta oo Sabti ah waxaa laga soo sheegayaa degmada Waajid ee gobolka Bakool halkaasi oo shalay ay ka dhaceen dagaallo u dhaxeeyay ciidamada maamulka Koonfur Galbeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Buuloburde Oo Guul Ka Sheegtay Dagaal Ay La Galeen Al-shabaab Maamulka degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan ayaa guul ka sheegtay dagaal ay ciidanka dowladda la galeen Xarakada Al-shabaab kaasi oo ka dhacay deegaanno hoostaga degmadaasi. Guddoomiyaha degmadaasi Cabdicasiis Duurow oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Iyo Dhiggiisa Uganda Oo Ka Wada Hadlay Xiriirka Ciidan Ee Labada Dal Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Uganda, Gen. Yoweri Kaguta Museveni ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay xarunta madaxtooyada dalka Uganda ee magaalada Entebbe. Kulankan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Go’doon Geliyey Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe Kadib Markii Uu Fatahay Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in wabiga Shabelle uu fatahaad ku sameeyay deegaanno badan oo ka mid ah gobolkaasi, iyadoo lasoo sheegayo inay jiraan deegaanno go’doon…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Ka Warbixiyey Qorshe Lagu Dhisayo Dekadda Hobyo Ee Gobolka Mudug Wasiirka Dekadaha iyo gaadiidka Badda dowlad goboleedka Galmudug Burhaan Warsame Cigaal ayaa ka hadlay qorshe ay ku doonayaan dhismaha dekadda Hobyo ee gobolka Mudug. Waxa uu sheegay wasiirka in dhismaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Talyaaniga Oo Badbaadiyey Ku Dhawaad Kun Qof Oo Tahriibayaal Ah Ciidamada ilaalada xeebaha ee dalka Talyaaniga ayaa lagu soo waramayaa in maalintii shalay ahayd ay badbaadiyeen dad gaaraya Kun qof oo tahriib ahaan uga baxay dalka Masar. Ciidankaan ayaa dadkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadk Ku Dhintay Roob Ka Da’ay Gobolka Sool Roob daad wata ayaa ka da’ay deegaanno ka mid ah gobolka Sool kuwaasi oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo burbur hantiyeed. Roobabkan waxay xooggooda ka da’een degmada Taleex ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Koonfur Galbeed Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gobolka Bakool Dagaal u dhaxeeyay ciidamada Booliiska gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed iyo Xarakada Al-shabaab ayaa maanta ka dhacay duleedka degmada Wajid ee gobolka Bakool, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlaha Nabad Ilaalinta AMISOM Oo Lagu Daray Hal Sano Midowga Afrika ayaa ku daran howlgalka AMISOM ee Soomaaliya muddo hal sano ah, kaas oo la sheegay in uu ku ekaanayo May 30, 2017. Go’aankan oo la gaaray arabacadii, waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Ka Digtey Wax Ka Bedel Lagu Sameeyo Heshiiskii laga Gaaray Arrimaha Doorashooyinka War-saxaafadeed kasoo baxay maamulka Puntland ayaa digniin loogu diray baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasi oo ku aadan wax ka bedal lagu sameeyo heshiiskii magaalada Muqdisho ku gaartay Madasha Wadatashiga Qaran, kaasi…